|
Saturday, 19 June 2010 |
Waxaan halkan ka salaamayaa shabakada wararka ee hadhwanaag news waxaan marka xigta aan salaan aad u qiimo badan aan hawada usoo marinayaa dhamaan shacabwaynaha somaliyeed meelkasta oo ay joogaan, muqaalkaygan oo aan doonaayo inaan bulsho waynta reer Togdheer iyo dhamaan guud ahaan Jamhuuriyada somaliland aan xusuusiyo taariikhdii halyeeyadii xulka kubadda cagta ee CAAFI. |
|
Read more...
|
|
|
Saturday, 12 June 2010 |
Dhamaan waan salaamay umada reer Somaliland meelkasta oo aad aduunka ka joogtaan,waxa kale oo aan salamaya shaqalaha labada shabakadood ee aan qoraalkayga u soo gudbiyo. |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 01 June 2010 |
Defending champion Mo Farah set a new British road record to win the Bupa London 10,000m on Monday. GB's Farah clocked 27 minutes and 44 seconds in the race as he outsprinted Kenya's world record holder Micah Kogo to clinch victory by five seconds. |
|
Read more...
|
|
|
Sunday, 30 May 2010 |
Ciyaar Xiiso badan ayaa shalay ku Dhexmartay labada kooxood ee Dhalinyada Culslaatay ee Hargeisa iyo Gabiley Garoonka 31may ee Magaalada Hargeisa, |
|
Read more...
|
|
|
Saturday, 29 May 2010 |
|
Hargeysa (Jam)- Ururka dhallinyarada mutadawaciinta ee Somaliland Health & Social Care Organization, ayaa habeen hore ku qabtay hotel Summer Time xaflad loogu talogalay xidhitaanka tartan la xidhiidha ka hortagga xannuunka HIV/AIDS iyo tahriibta oo 8 – 20 May ka socday garoonka kubadda cagta ee dugsiga Hoose/Dhexe Gacma-dheere ee magaalada Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
|
Thursday, 20 May 2010 |
Ciyaartan oo kulmisay Ciyaaryahanadii Waawaynaa ee hargeisa iyo Gabiley ayaa Shalay lagu Qabtay Gabiley Stadium Ciyaar Xiiso Badan oo Shalay lagu Xusayay Sanadguurada 19aad ee ka soo wareegtay Dib ula soo noqoshada Xornimada Somaliland ayaa Shalay ka Dhacday Gabiley Studium |
|
Read more...
|
|
|
Wednesday, 19 May 2010 |
Xulka kubada cagta ee g awdal somaliland oo todabaadkan ku sugnaa magaalada djibouti ayaa ciyaar xiiso leh ay ky dhexmartay garoonka wayn ee alxaaj xaahan guled stadium ciyaartan oo ciyaartii labaad ee ay ciyaran g awdal ciyaartan oo dad wayne aad tiro badani kasoo qayb galeen |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 11 May 2010 |
|
Borama: Munaasabad si heer sar ah loo soo agaasimay ayaa caawa lagu qabtay, hoolka shirarka ee Dawlada Hoose ee degmada Borama. |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 11 May 2010 |
Hargeisa(GNS) waxaa Maalintii Doraad ka bilaabmay garoonka Kubada cagta ee Dugsiga Gacma-DheereTartan Kubada Cagta ah oo loogu magac daray Kahortaga Tahriibta. Tartankaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka dhalinyarada Mutadawiiciinta ee Somaliland Health and Socail Care Organization (SOHASCO |
|
Read more...
|
|
|
Friday, 30 April 2010 |
|
 Waxaanu dooneynaa inaan garoonka weyn ee Hargeysa hawsha ka bilowno oo dayactir ku sameyno In la dhigo garoon roog ah (kunstgress) Loo sameeyo guddi gaar ah oo garoonka maamnusha , La sameeyo cid ilaalisa garoonka La soo celiyo tartannadii loo qaban jirey dhallinyarada, La sameeyo kooxo professional ah Sidaa darteed waxaan u baahaney caawimadaada |
|
Read more...
|
|
|
Sunday, 18 April 2010 |
|
Tartankii kubada cagta ee ay soo qaban qaabiyeen xisbiga mucaaaradka ah ee kulmiye ayaa galabta lagu soo gunaanaday garoonka kubada cagta ee Hargeysa Stadium. |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 13 April 2010 |
Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Md. Maxamuud Siciid Maxamed, ayaa caawa xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ku eedeeyay inay masuul ka yihiin rabshado galabta ka dhacay Garoonka kubada cagta Hargeysa Stadium |
|
Read more...
|
|
|
Sunday, 11 April 2010 |
Rugcadaadigii Hore Soo Rogaal Celi ,Waxaa noo surta gashay in aan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelano Md:Xasan Waraabe Cadde oo ka mid ah rugcadaadi ka mid ahaa ciyaar yahanadi hore ee kasoo ciyaaray naadiyadii heerka kowaad ee Somaliya sida kooxdii kubada cagta Madbacada Qaranka markii dambane loo bixiyay |
|
Read more...
|
|
|
Saturday, 10 April 2010 |
|
The official World Cup ticket was yesterday unveiled in South Africa...
The official 2010 FIFA World Cup ticket was unveiled yesterday (9 April 2010) by FIFA Secretary General Jérôme Valcke and Organising Committee CEO Danny Jordaan at Maponya Mall in Soweto, South Africa. |
|
Read more...
|
|
|
Thursday, 08 April 2010 |
ASCwaxaan dhamaan salaamaya dadka reer somaliland dibade iyo gudaba waxaan si gaar ah uu salaamaya hadhwanaagnews waxanaan aad iyo aad ugu mahad celinaya sida fiican ee ugu shaqaayan wariyasheedu dalkooda |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 06 April 2010 |
Runtii Qofkasta oo ciyaartow ahaa oo mar uun u saftay gobol ka tirsan Somaliland, kana qayb qaatay ciyaaraha Gobolada xiisaha iyo boholyowga uu qabo waa mid aan la hilmaami karin, waa mid dhalinyaro badan oo kala gobola ahi |
|
Read more...
|
|
|
Saturday, 03 April 2010 |
|
Somal Sports: BerberaSafar Dalxiis iyo Kulan Ciyaareed isugu jira oo ka dhacay gobolka Saaxil ee magaalada Berbera, waxa halkaasi ciyaar aad u xiiso badani ku dhex martay laba kooxood oo ka kala socday, Koox Hargeisa ah iyo Koox Berbera ah, |
|
Read more...
|
|
|
Wednesday, 31 March 2010 |
|
Anigoo aad u jecel cayaaraha Somaliland aadna la iiga badiyo dhanka taariikhda ayaan hadana isku dayayaa in aan wax yar ka soo qaato si aan u iftiimiyo bal inta karaankaayga ah si aaynu iskugu waafaqno waxyaabaha caqabadaha ah ee ina hortaagan. |
|
Read more...
|
|
|
Saturday, 27 March 2010 |
Waxaan dhamaan baahda ciyaaraha xiisaysa la ogaysiinayaa in la qaban doono cup lagu macagaaco SOMALILAND WEEK |
|
Read more...
|
|
|
Wednesday, 24 March 2010 |
Marka horewaxaan halkankasalaamayaa dhmn dadka reer s/land iyo daadihiyayaasha hadhwanaag oo habeen iyo maalinba u heelan siday sidii ay dadka u xidhiidhinlahaayeen intaa kadib |
|
Read more...
|
|
|
Tuesday, 23 March 2010 |
Wsiir ku xigeenka Mudane Cabdi Yusuf oo shalay soo gaaray magaalada Oslo ayaa waxaa si heer sare ah u qaabilay Jaliyadda Somaliland ee Norway ,Bahda Cayaaraha iyo waxgarad badan oo si hees sare ah u qaabilay Masuulkan. |
|
Read more...
|
|
|
Sunday, 21 March 2010 |
|
Haydrabaad waxa sanadkiibkiiba hal mar loo qabtaa ardayda wax ka barata jamacadaha ku yaala dalka india kubada cagta(football tournament) ardaydaa oo ka kooban dalal kala duwan sida dalalka ay kamid yihiin ,,,,,,sudan,,,tansaniya |
|
Read more...
|
|
|
Wednesday, 10 March 2010 |
|
Ciyaar lagu Maamusay C/raxman Cumar Axmed (Awga) oo ka Fadhiistay Ciyaraha kubadbada Cagta ayaa Lagu qabtay Garoonka Kubadda Cagta eeTradis-ka Ciyaartaasi oo ay ka soo qayb galeen
|
|
Read more...
|
|
|
Wednesday, 10 March 2010 |
|
Waxaa tababaranimadii si rasmi ah uga fadhiistay tababare siciid axmed ismaaciil [siciid ango]oo mudo dheer ku soo jiray mihnada tababarnimo |
|
Read more...
|
|
|
Friday, 26 February 2010 |
|
Xiriirka kubada cagta ee caalamiga ee FIFA ayaa wuxuu soo saaray tobonka ciyaar-yahano ee caalamka ugu mushaaraadka badan. |
|
Read more...
|
|