Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Sir Maxamed Faarax Halyeygii Hantiyey Labada Biladood Ee Dahabka Ah Oo Booliiska Socdaalka Portland Ee Dalka Maraykanku Ay Joojiyeen Kuna Eedeeyeen Inuu Argagixiso Ay Uga Shakiyeen

Booliiska socdaalka ee magaalo xeebeedka waqooyi galbeed ee dalka maraykanka ee Portland ayaa joojiyey Orodyahanka caanka ah ee dhawaan la siiyey darajada ugu saraysa ee laga bixiyo dalka ingiriiska ee CPE (SIR) Sir Mo Farah.

Dhacdadani ayaa asiibtay Maxamed Faarax ka dib markii uu dhawaan ka dhoofay magaalada London oo uu degenyahay isla markaana uu doonaayey inuu fasaxiisa ku qaato magaalada Portland oo ahayd halkii uu ku tababaranaayey ka hor cayaaraha Olympicska waxaana safarkiisani ku wehelinaayey xaaskiissa iyo seddexda caruurta ah ee uu dhallay balse markii uu fasaxaasi soo dhamaystay ee uu dib ugu soo safrayo dhinaca dalka ingiriiska ayaa Booliiska madaarka Portland waxay ku joojiiyeen Sir Maxamed Faarax gudaha qaybta socdaalka iyagoo u sheegay inay uga shakiyeen inuu ku jiro liiska argagixisada la raadinayo.

Maxamed Faarax oo shallay subaxii markii uu London soo gaadhay u waramaayey wergeyska The Sun ayaa sheegay inuu xita tusay Waaxda Kastamyada iyo xuduudaha ee Madaarka Portland biladahiisii dahabka ahaa balse taasi aanay iyaga qancin “waxaa xita tusay biladahaygii waxaanay yidhaahdeen kuma qanacsanin”.

Wuxuu sheegay Sir Faarax inuu ku dhex xidhna gudaha madaarka Portland muddo shan saacadood ku siman.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain Oo Arrintani Kala Xidhiidhay Safaaradda Maraykanka Ee London

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain ayaa sheegay inay arrintani aad uga xumaadeen isla markaana waxay Afhayeenkaasi sheegtay inay waraaq ay ku weydiinayaan faahfaahin sababta loo xanibay Mo Farax u gudbiyeen Safaaradda maraykakanka ee Magaalada London

Arrintani Oo Ku Soo Beegantay Iyadoo Shallay Boqoradda Britain Elizebeth Ay Guddoonsiisay Darajada Sir Oo Ah Ta Ugu Saraysa Ee La Siiyo Qof Dalka Ingiriiska.

Maxamed Faarax ayaa wuxuu ka mid ahaa shan cayaartooy oo dorraad boqoradda dalweynaha ingiriiska Queen Elizebeth ay siisay darajadda ugu saraysa ee laga bixiyo dalka ingiriiska ee ah CPE oo marka uu noqonayo Sir Mohamed Farah, waana darajadii ugu horaysay ee la siiyo cayaartoy jinsi madaw ka soo jeeda.

Ammiin Qaro

Share
673539