Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Al-Xayaat furniture Oo Qalabka Ciyaaraha Guddoonsiisay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodi-jeex

 

Shirkada Qalabka guryaha iyo xafiisyada ee Al Xayaat furniture, ayaa qalabka ciyaaraha ugu deeqday kooxda kubada Cagta ee ku ciyaarta Magaca Gobolka Maroodi-jeex.

Munaasibada  qalabka ciyaareed lagu guddoonsiinayay xulka kubada cagta ee gobolka maroodi-jeex oo ay soo qaban qabisay shirkada Al- Xayaat furniture oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qayb-galay Badhasaabka Gobolka Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji), Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada  & Ciyaahaa Mustafe Cabdi Qodax, Gudoomiyaha iyo mulkiilaha shirkadda Alxayaat Furniture Maxamed Saleebaan Faarax.

 

Mulkiilaha Al-Xayaat Furniture oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimada ay u leedahay munaasibadan ay ku wareejinayeen qalabka Ciyaareed, waxaanuu sheegay inay ku doorteen xulka gobolka maroodi-jeex guushii ay ka soo hooyeen ciyaarihii gobolada ee sanadkii hore lagu qabtay Magaalada Burco ee caasimada gobolka Togdheer, waxa uu intaas ku daray inuu gobolada kalena siin doono deeq tan la mid ah “Qalabkan waxaanu ugu tallo-galay inaanu ku dhiirigalino ciyaaraha Somaliland iyo tartanka gobolada dalka ee dhici doona”ayuu yidhi Mulkiilaha shirkada Al-xayaad.

 

Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha oo isna halkaasi ka hadlay ayaa mulkiilaha Al-xayaat Furniture uga Mahadceliyey deeqdan, isaga oo  sheegay inay tahay shirkadda kaliya ee ilaa hadda caawisay xulka ciyaartoyda gobolka maroodi-jeex, waxaanuu sheegay inuu isagu yahay agaasimaha guud ee ciyaaraha  isla-markaana uu dhex u yahay gobolada  dalka oo dhan.

 

Badhasaabka gobolka maroodi-jeex  Axmed  Xamarji oo isna halkaas ka hadlay ayaa u mahadnaqay shirkada Alxayaat Furniture,Waxaanu ku tilmaamay in Mas’uul ahaan u u hawl gali doono sidii uu u soo dhamaystiri lahaa agabka ay u baahan yihiin Xulka Gobolka Maroodi jeex, waxaanu ku dhiirigeliyay dhalinyarada u safan Gobolka in looga baahan yahay dadaal ka badan kii hore oo ay Muujiyaan.

 

Ugu dambayntiina waxaa guddoomiyaha gobolka maroodi-jeex uu la wareegay qalabkii isboorti ee ay shirkadda Alxayaat Furniture ugu talo gashay xulka ciyaaraha ee gobolka maroodi jeex.

 

Deeqdan ayaa noqonaysa mid dhiirigelisa da’a yarta ku hawlan Mihnada Ciyaaraha ee ka qayb qaadanaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka.

 

Share
673537