Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Mulkiilaha Doolar Store Oo Wasaarada Ciyaaraha Iyo Xulka Gobolka Hawd Ugu Deeqay Koobka Lagu Tartamayo Iyo Qalab Ciyaareed.

Wasiirka wasaarada dhalinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha ee Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa  maanta ka gudoomay mulkiilaha Doolar Store dirays loogu tala galay xulka gobolka Hawd iyo koobka sanadkan ay ku tartamayaan gobolada somalilandn ee kubada cagta.

 

Munaasibada lagu gudoonsiinayey dirayskan xulka gobolka Hawd oo ka qabsoontay Hotel Crown ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay  wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha,badhasaabka gobolka maroodi jeex,maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa, agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha,tababaraha xulka gobolka iyo marti sharaf kale.

Ugu horayn waxa munaasibadan ka hadlay mulkiilaha Doolar Store Shiine Axmed Cumar waxaanu sheegay inay xulka gobolka Hawd ku soo xusheen akhlaaq wanaagooda iyo dedaalkii ay ka muujiyeen ciyaarihii gobolada ee sanadkii hore, waxaanu ganacsatada Somaliland kula dardaarmay inay wax ku celiyaan bulshada ay faa,iidada ka helaan.

Sidoo kale waxa munaasibadan ka hadlay badhasaabka gobolka maroodi Jeex Axmed Cumar Xamarji waxaanu ciyaartoyga xulka gobolka Hawd kula dardaarmay inay ciyaaar wanaagoodii looga bartay ay soo bandhigaan sanadkana, isaga oo sheegay in sanadkan marti loo yahay gobolkiisa Maroodi Jeex.

Badhasaabka gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure oo isaguna ka hadlay  munaasibadan ayaa sheegay  in xulka gobolka Hawd ay akhlaaq wanaag iyo dedaal ku soo gaadheen heerka ay maanta marayaan,waxaanu tilmaamay inay sanadkan soo bandhigi doonaan ciyaarihii looga bartay xulka gobolka Hawda, badhasaabka gobolka Hawd waxa u mahad celiyey mulkiilaha Doolar Store sida uu iskaga xil saaray inuu dhalinyarada Somaliland wax taro.

Wasiirka dhalinyarada,dhaqanka iyo ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal oo isaguna ka hadlay munaasibadan ayaa dhalinyarada kula dardaarmay inay xooga saaraan ciyaaraha isla markaana iska ilaaliyaan qabyaalada, wasiirku waxa uu mulkiilaha Doolar Store uga mahad celiyey dirayska uu gudoonsiiyey xulka Gobolka Hawd iyo koobka sanadkan loogu tala galay ciyaaraha gobolada oo uu ku deeqay mulkiilaha Doolar Store.

 

Somal Sports Webmaster

 

Share
673544