Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhisme Dabaq Ah Oo Ay Yeelan Doonto Wasaaradiisu.

 

Hargeysa (Somal Sports)-Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Cali Siciid Raygal iyo Maaliyada CabdiCasiis Maxamed Samaale ayaa siwada jira ah u dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisi doona

Wasaara Dhalinyarada Ciyaara iyo Dalxiiska ee somamaliland, dhismahan oo ka kooban Hal dabaq ayaa laga dhisayaa dhinaca dambe ee Xarunta Wasaaradaasi oo dawaan looga Raray fanaaniinta Qaran.

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Cali Siciid Raygal ayaa soo dhaweeyey dhismahaasi cusub ee loo dhisayo Wasaaradiisa oo ay dhismeheeda maalgalinayso Xukuumadu waxaanu sheegay inay Wasaaradani tahay laf dhabarta dhalinrada reer Somaliland waxaanu yidhi isagoo arimahaasi ka hadlaya, “Dhalinyara Reer Somaliland ayaa waxaa loo dhisayaa Wasaarad dhisme ka kooban hal (1) dabaq oo ka kooban dhawriyo toban xafiis insha Alaah-huna waxaan jeclahay inay dhawaan dhamaan doonto taas oo uu go’aamiyey Madax weynaha Somaliland in la dhiso Wasiirka Wasaarad Maaliyaduna balan qaday inuu si deg dega u dhamays tiri doono”,

Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Maaliyada CabdiCasiis Maxamed Samaale ayaa balan qaaday inuu dhismaha wasaaradaasi dhamaystiro waxaanu ka war bixiyey muhiimada ay wasaaradu leedahay waxaanu yidhi,“Wasaarada Ciyaaruhu waa Wasaarad Halbawle ah oo aad u muhiim u ah waxayna ka mid ahay wasaaradaha aanu doonay in wax loo qabto nasiib daro bajadkii markaanu dajinaynay dhisma wasaarad muu galin oo bajad ka oo cidhiidhi nagu ahaa awgeed noomay suurto galin bajadka in la galiyo

Wasiirku wuxuu intaa ku daray isaga oo ahdal kiisa sii wata “laakiin markaanu ogaanay inaan laga maarmay. Wasaarada Maaliyadu Waxay Suurto Galisay in Wasaaradaa dhismeheeda si deg dega loo bilaabo, anaa(wasiir samaale) balan qaadnay amarkana bixinay tiiyoo aanu la tashanay Madaxweynaha iyo Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska, ahmiyada ay wasaaradu leedahay iyo Wasaarada oo haba yaraatee wax xaruna aan lahayn iyo meel ay gasho una muuqatay Wasaarad laga haajiray, Qaran ahaan waxaanu go’aan sanay inayna sidaasi sii ahaanayn talaabada kowaad ee aanu qaadnay waxay noqoto inaanu dhisno.

Xukuumada uu madaxweyha ka yahay madaxweyne Axmed Mamade (Siilaanyo) ayaa bilayday inay xarumo cusub u dhisto Wasaarada aan horey loogu dhisin Xafiisyo Cusub Kusaasoo ku shaqeeya xafiisyo duuga iyadoo shismahaashan cusub ay maalgalayso Xukuumada halkii hore ay Hay’aduhu u maal galinjireen Dhisme yaasha Dawlada

 

Share
673630