Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Hargeysa: Guddida Dacwadaha Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Ganaax Dul Dhigtay Kooxda Uu Wakhtigu Hayo Ee Dawladda Hoose

Sidaa darteed sida sharciga caalamiga ahi dhigayo waanu ganaaxnay kooxda DHH, ganaaxaas oo ah, Hal Milyan oo SL/Shillin (1,000,000/=)

 

Guddida Dacwaddaha Iyo Anshaxa Ee Wasaaradda Ciyaaraha ayaa ganaax culus dul dhigtay Kooxda uu wakhtigu hayo ee Dawladda Hoose Ka dib markii ay ka baaqsadeen kulan ku tirsan wareega kooxaha heerka koowaad oo dhex mari lahaa laba maalmood ka hor

 

Guddidan oo ay magacyadoodu kala yihiin C/raxmaan Jaamac Rooble oo ah guddoomiyaha gudida iyo xubnaha oo kala ah  Maxamed Nuux Jibriil , Axmed Maxamed Shirre(Sacad) iyo  Cabdi Siciid Muxumed , ayaa warsaxaafadeed ay soo

 

gaadhsiiyeen hadhwanaagnews xafiiskeeda Magaaladda Hargeysa waxa uu u dhignaa sidan.

 

Waxaanu idinla socodsiinaynaa in ciyaartii dhexmari lahayd labada naadi ee Goodir iyo DHH 17/03/2013, in kooxda DHH ay garoonka ka soo xaadiri weyday iyada oo dadweynihii daawanayey, ciidamadii Amniga iyo saxaafaduba ay ku soo lugo?een garoonka. Arintaas oo meel ka dhac ku ah sharciga ciyaaraha  caalamiga ah, iyo daawadayaasha ciyaaraha kubada cagta xiiseeya, iyada oo naadiga DHH aanu soo gudbin wax cudurdaar ah oo la xidhiidha ka baaqashadooda ciyaarta intii aanay maqnaanin ka hor

 

Sidaa darteed sida sharciga caalamiga ahi dhigayo waanu ganaaxnay kooxda DHH, ganaaxaas oo ah, Hal Milyan oo SL/Shillin (1,000,000/=)   inay ku soo bixiyaan inta ka hadhsan muddada tartanku socdo, hadii ay muddadaas ku bixin waayaan waxaa laga qaadi doonaa tallaabo kale oo sharciga ciyaaraha waafaqsan, lacagtaas oo ay ku shubayaan ACC No: 690,  oo ay leedahay wasaarada DHC&Dalxiika JSL? ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedkaas.

 

Todobaad uun ka hor ayay ahayd markii ay Guddidani ganaax ku rideen mid ka mid ah ciyaaryahanada hal-bawlaha u ahayd kooxda Dawladda Hoose ka dib markii lagu soo eedeeyay in uu khalkhal gelinayo amniga garoonka.

Somal Sports

 

Share
673618