Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Guulihii Hordhaceed ee Tababare Jama Aden (Karaiin) ee 2013

 

Waxaa markale sidii caadada noqotayba dardar xoog leh ku bilaabay garoomada oroddada caalamigaa ee IAAF ciyaartoyda Tababare Jama Aden, Coach Jama Aden’s International Team.

Tababare Jama ayaa noqday tababaraha ugu caansan, uguna hadal haynta badan caalamkan oroddada masaafada dhexe. Waxaa looga bartay tababarah soo saarista ciyaartoy cusub, adkaysi badan, hannan karana billadaha ugu sarreeya tartamada calculus sida Olypmics, World Championships, iyo baratannada caalamigaa ee IAAF ta.

Kadib guulihii London Olympics 2012 ka, waxaa Jama iyo kooxdiisu udiyaar noqdeen iyagoo bartilmaansanaya sannadkan iyo guulahooda cusub.Waxaa durba kooxdiisu muujiyeen dardar xoogleh iyagoo keenay sannadkan cusub 5 billadood, oo ay 4 dahab yihiin; kadib markay ciyaartoydiisu badiyeen orrodadii IAAF ee Germany, Moscow, Birmingham, iyo Oslo. Waxaa lama ilaawaan ah oo magaceedu meel walba lagu hadalhayaa ciyaaryahanna ku cusub Jama safkiisa ee Genzeba Dibaba. Waxaa ay durba Genziba badisay 3 billadood  ilaa iyo horaantii sannadkan. Waxaa sidoo kale guullo soo hooyey Ayanleh Suleimon, Musaeb Bala, Abubaker Kaki, iyo  Mukhtar Mohamed. Waxaa sidoo kale aad loo xiiseeynayaa ciyaaryahanada kale ee tababare Jama Aden sida Taoufik Makhloufi ciyaaryahankii Algeria ee billadda dahabkaa ka soo hooyay orodkii 1500m, iyo Hamza Driouch oo ah inan mustaqbal weyn leh. Waxaa Sidoo kale xusid mudan dhamaan ciyaaryahanadda tababaraha oo ah qaar si baaxad leh uga faaiidaysta waqtiga iyo xirfadaha qaaliga ee uu tababare Jama Aden u soo bandhigo. Waxaanu idin soo gudbin doonaa xarakaadyada sannadka intiisa kale ee ay muujiyaan tababare Jama Aden ciyaartoydiisa.

By. Issa Awaleh

Share
673616