Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Qofka banii? aadanka ahi waxa uu ka koobanyahay Jidh iyo ruux(naf). Jidhka waxa hoggaamisa nafta , waayo naftu waxa ay ka timid samada, jidhkuna waxa uu ka soo jeedaa dhulka

Qofka banii? aadanka ahi waxa uu ka koobanyahay Jidh iyo ruux(naf). Jidhka waxa hoggaamisa nafta , waayo naftu waxa ay ka timid  samada, jidhkuna waxa uu ka soo jeedaa dhulka.

Jidhku waxa uu quutaa waxa dhulka ka soo baxa, naftuna waxa  ay ku nooshahay waxa samada ka yimaadda. Sidaa daraadeed naftu haddii ay weydo degganaansho iyo qabow, hadday doonto yaanay waxba haysane, waxa ay u xadhko xidhanaysaa sidii ay

arrintaa u gaadhi lahayd, jidhkuna waa layaabe, kama joojin karo halaagga ay ku sii waddo.

Tahriibka maalmahan ama bilahan aad u soo kordhayay ee dhallinyartii waddanku ku beegsanayaan dhulal kuwa hore dhimashadoooda laga soo sheegay, markaan muddo ka fikirayay sababta, waxa aan ku soo koobay dhawrkan qodob iyada oo laga yaabo in ay kuwa kale oo iga qarsoonina jiraan.

1.    Higsi la?aan

Dhallinyartani inta badan ma laha higsi horumarineed oo yool u ah,  meelna ugu qoran ama ugu yaraan maskaxda ugu jira ( way kala xoog badan yihiin). Qofka sidaas ahina waxa uu aroor walba la soo toosayaa niyad xumo iyo rajo la?aan, taas oo marka danbe keenaysa in uu nolosha ka qanco.

2.    Ku dayasho iyo lab la kac

Qaar badani iyaga oo shaqo ku filan haysta, jaamacad dhigta, reerkoodana laga yaabo in uu wax ku taro, ayuu dhaqaaqaa, waayo waxa uu iska xejin kari la?yahay wararka ka soo gaadhaya kuwo hore u tagay, sida ay ku tageenna Ilaahay uuni ogyahay, oo badda qarkeeda kale kala soo hadlay, waxa ay immika ku jiraanna aan la ogayn, sababta oo ah waxa jiidanaya dareen dalxiis iyo dhul kale soo arag. Dhallinyarta qaarbaan xataa waddanka wada arag, taas oo keentay waayo aragnimo la?aan dhul-mareennimo.

3.    Akhris la?aan

wax akhriska oo bulshadeennu marka horeba ku xuntahay ayaa dhallinyartana qayb weyn kaga jira sababaha ay u tahriibayaan. Wax akhrisku waxa uu horseedaa maskax ballaadhata iyo waaqicinnimo, qofkana waxa uu ka dhigaa meelo badan oo aanu tagin sidii qof tagay. Waxa uu keenaa in qofku  u fikiro siyaabo kala duwan, meelo kala duwanna ka fikiro, khatarta iyo halisahana qiimayn karo.

Maskaxda ayaa soo buuxsanta, waayeelna noqota, waxyaabo badan oo dadku wax weyn u haystaanna isaga waa ay  la yaraadaan.

 

4.    Rajo xumo

Inta badan dhallinyartani waxa ay ka rajo dhigeen, in ay waddanka wax ka noqon karaan, haddii aanu suldaan ama caaqil dabada ka wadin, oo markaana waliba halgan joogto ahi u dheeryahay sidii weerarro meelo kala duwan kaga immanaya uu iskaga difaaci lahaa, si uu u ilaashado mansab la siiyay ama shaqo.

Madaxda dalka iyo indheergaratadu maaha in ay dhallinyarta ka aamusaan, wax kale haddii ay  waaayeen ma rajo galin bay samayn kari waayeen. Dadka waxa ugu bakhaylsan qofka inuu dadka rajo galiyo kala bakhayla. Dhallinyarta waxa loo abaabuli karaa mashruucyo horumarineed oo aan kharash badan ku bixin, waddankana wax tar u ah sida in ay ka qayb qaataan dhismayaal cusub.

 

C/raxmaan C/laahi Warsame

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Hargeysa Somaliland

 

 

Share
673629