Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Soo Af Jaray Khilaafkii Ka Dhex Taagnaa Bahda Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer, Shaqo Joojina Ku Sameeyey Masuuliyiinta Wasaarada Ee Gobolkaas.

Wasiirka dhalinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha somaliland Cali Siciid Raygal oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa kulan uu la qaatay masuuliyiinta wasaarada ee gobolka togdheer waxa uu so af jaray khilaafkii mudada ka dhex taagnaa bahda ciyaaraha ee gobolka Togdheer.

 

 

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland oo kulan balaadhan kula qaatay magaalada Burco ciyaartoyga iyo maamulka gobolka togdheer ayaa waxa uu ku guulaystay inuu soo afjaro khilaafkii mudada ka dhex aloosnaa bahda ciyaaraha gobolka

 

Gudoomiyaha gobolka Togdheer Axmed Cabdilaahi Xamarje iyo duqa magaalada Burco oo goob joog ka ahaa kulankii uu wasiirka ciyaaruhu la qaatay ciyaartoyga iyo masuuliyiinta wasaarada ee gobolka Togdheer ayaa waxay soo dhaweeyeen in khilaafkaasi so af jarmo iyaga oo ciyaartoyga gobolka Togdheer-na kula dardaarmay inay kaalin fiican ka gaadhaan tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland.

 

Ka dib markii uu kulankaasi dhamaaday ayaa wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland waxa uu shaqo joojin ku sameeyey masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha ee gobolka Togdheer ilaa inta uu dhamaanayo tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland.

 

Masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha ee gobolka Togdheer ayaa ku guul daraystay inay so af jaraan khilaaf daba dheeraaday oo ka dhaxeeya bahda ciyaaraha ee gobolka Togdheer.

 

 

 

Cabdirisaaq Good Nuur

 

Hargeysa/Somaliland

 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 

 

/* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

 

Share
673624