Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Xulka Gobolka Maroodi-jeex Oo 2-1 Kaga Badiyay Dhigooda Gobolka Saraar Oo Maanta Labadooda Lagu Furay Ciyaaraha

Hargeysa(SomalSports) June02, 2013 - Xulka Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) oo difaacayana Horyaalnimadda koobka tartanka Gobolada oo ay ku guulaysteen ciyaarihii sanadkii 2011-kii lagu qabtay Magaaladda Burco.....

 ayaa maanta 2-1 ku muquuniyay xulka Gobolka Saraar oo ay wada yeesheen ciyaartii u horaysay ee furitaanka tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland. Labadan xul oo ku wada jira Group-ka (A ) waxay soo bandhigeen diyaar xiiso gelisay dadweynihii daawanayay waxaana daqiiqadii labaadba xulka Gobolka Maroodi-jeex la yimaadeen gool qurux badan oo uu u dhaliyay Ciyaaryahanka la yidhaahdo Maxamuud Cabdi Xasan )Koofindhe), hase yeeshee xulka gobolka Saraar oo qaaday weeraro is dabo-joog ah ayaa daqiiqado ka dib bar-bareeyay xulka Gobolka Hargeysa ee marti-gelinaya ciyaaraha goboladda.

 

Waxa xulka Saraar goolkaasi u saxeexay ciyaar yahanka Casaanyo oo sitay lambarada 17-aad kana mid ah weerarka Saraar.
Qeybtii hore ee ciyaarta oo gabo-gabo ah ayaa waxa ciyaartoyga gobolka Maroodi-jeex ay dhaliyeen goolkoodii labaad oo ka dib markii ay heleen gool ku laad, waxaana goolkaasna saxeexay isla ciyaartoygii goolka koowaad u dhaliyay ee Maxamuud Cabdi Xasan Koofindhe oo isla isaga lagu galay rikoodhahaasi.

 

Ciyaartan oo xamaasadeedu sii kordhaysay mar-marka ka dambaysa waxa labada xul ay ahaayeen kuwo is ceshanayay oo weerar iyo weerar celis ah.

 

Kooxda gobolka Saraar oo laga saaray hal ciyaartoy oo qaatay kaadhka cas, ayaa si mintidnimo ah u ciyaarayay. Waxa qeybtii hore ee ciyaarta lagu kala nastay 2-1 ay xulka Maroodi-jeex ku hoggaaminayeen.

 

Wada tashiyadii Tababareyaasha labada xul ay soo siiyeen ciyaartoyga labada xul waxay sii shideen xaraaradii ciyaartaasi, hase yeeshee waxa xulka gobolka Maroodi-jeex ay ku guulaysteen inay difaacdaan goolashooda, waxaanay ciyaartii ku dhamaatay 2-1 ay ku guulaystay xulka Maroodi-jeex.

Somal Sports

Office Hargeisa

 

/* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

Share
673631