Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Ciyaaruhu waa madal abuuri karta isdhexgal bulsho iyo walaalayn.

Waxaan dhanbaal iskugu jira soo dhawayn, dhiiri galin iyo dardaaran u dirayaa dhamaan ciyaartoyda kala duwan ee ka kala socda gobolada Somaliland oo dhan. 

 

Waxaan idin leenahay aniga iyo inta aanu isku aragtida nahay ku soo dhawaada gacmo furan, qalbi furan iyo walaaltinimo. Guud ahaan gobolada maroodi jeex iyo xulkiisa qaranka ee kala duwan ee martida loo yahay, waxa la idinka fadhiyaa yar iyo waynba soo dhawyn caaqibo leh oo aad u heersanaysa.  si war fiican ay idiinka geeyaan shacabkoodii marka ay ku guryo noqdaan.

Dhanka kale waxaan ku dhiiri galinayaa dhamaan in ciyaartoyda kala duwani ay soo bandhigaan ciyaaro aad u heersareeya iyaga oo ilaalinaya nimaadka u yaala ciyaaraha iyo kala danbaynta inta lagu gudo jiro Tartanka.   Kana gudooma shacabku sida ay idinku fidiyeen soo dhawaynta iskana ilaaliya wax alle wixii keeni kara akhlaaqad xumo iyo nimaad daro.

Dhamaan maamulka kala duwan ee gacanta ku haya geedi socodka tartanka ee ay hormoodka ka tahay W.DH.C iyo Dalxiiska ee dhalinta intaa leeg iskugu keentay una  furtay madal ay ku loolamaan iskuna bartaan, wasaarad ahaana waxaad gudateen waajib idin saarnaa halkaasna ka sii wada xoojiyana kulamada ciyaaraha ee kala duwan.

Waxaan ognahay in dhalintani yihiin ergooyin ka kala socda gobolada ay ka soo kala jeedaan, waxaay kala noqodaan ayaa noqon kara mid bulshada isku soo dhaweysa ama noqon karta mid aan faa’ido laga gaadhin.

Tartankan faa’idooyinka la taaban karo ee dhaxalgalka ah waxaa ka mid ah ..

Isdhexgal bulsho, Walaalayn, Seexiibo cusub, Shaqo abuuris, Il dhaqaale soo saar.

Gabogabadii waxaan baaq u dirayaa shacab waynaha reer Somaliland, ganacsatada, ciyaartoyda iyo haayadaha amniga.  Shacabka reer hargiesa waa in aad soo dhawaysaan dhalinyarada inooga kala timid gobolada dalka oo qaar kood aaday inooga fogyihiin, ganacsataduna waa inay si hagar la’aan ah uga qayb qaadataa tartarka, ciyaartoyda kala duwana gacan la xaad leh siiyaan.

Ciyaartoyda xulalka kala duwan waa in ay la yimaadaan akhlaaq wanaag una hogaansamaan garsoorka dhexdhexaadinaya ciyaarta inta uu tartanku socdo, lana timaadaan ciyaar xirfadeedu sareeyso, aadna u xiiso galin karta dadwaynaha.

Hayadaha amniga ee kala duwan guud ahaan waxaan ku dhiiri galinaynaa sida wanaagsan ee ay had iyo jeer diyaarka  ugu yihiin sugida amniga iyo kala danbaynta, shacab iyo ciyaartoyba waa in lala shaqeeyaa haydaha amniga waana arin inagu wada waajib ah,

 

“Barbarkaay ka baxdaa waa bakaylo qaleen”

 

Qalinkii

 

Amiin Abdilahi Hashi

 

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 

 

 

Share
673627