Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Gobolka Hawd oo 2-1 kaga Badiyey Badhan

Hargeisa Stadium(Somal Sports)Bilawgii hore ee ciyaarta ciyaartii dhaxmaraysa waxaa dar dar cajiiba ku soo galay Kooxda G/Hawd iyagoo dhinaca kale oo kooxka

Badhan ka kaga badnaa Kubada iyadoo ciyaartu marba marka ka dambaysa sii qurur badnaanaysay waxayna labada dhanba isku dayayeen sidii ay u keensan lahaayeen Goolkooda 1aad markay ciyaartu maraysay  Daqiiqadii 43aa oo ay waxyar oo daqiiqado ah uuna ay ka hadh sanayaayeen haafkii hore dhamaadkiisii ayey kooxda Gobolka Hawd dhaliyeen Goolkoodii 1aad oo uu u dhaliyey  Cabdi Casiis Cawil 5aad Hawd daqiiqadii 43aad, Qaybtii hore ee Ciyaartuna Waxay ku dhamaatay 0-1 ay ku hogaaminayeen G/Hawd.

Markii lagu soo laabtay qaybtii dambe ee ciyaarta ayaa ay ugu horeyn Gobolka Hawd sameeyeen Badal laba Ciyaartoy oo weerar iyo baal ah waxayna sii xoojiyeen Weerarkii iyagoo dhinaca kale ee Ciyaartoyga Gobolka Badhan ayaa iyaguna dhankooda soo bandhigay  dadaal dheeraada iyo dar dar cajiiba  kadib markii ay sameeyeen ciyaartoy waxaana u suurto galay inay dhaliyeen Goolkoodii Barbara oo uu u dhaliyey ciyaartoyga  Maxamed Xasan  lambarka 6aad uga ciyaaraha G/Badhan markay ciyaartu maraysay Daqiiqadii 53aad

Itaasi ka dib  Ciyaartoyga Jamaal Cabdi Axmed  uqaata lambarka 18aad ayaa Goolkoodii 2aad U dhaliyey daqiiqadii ugu dambaysay ee ciyaarta,  Kooxda G/Hawd Kubada uu si fiican u soo dhisay ayaanle oo ah ciyaartoy khadka dhexe ka ciyaara Ciyaartan oo ah ciyaar  aad uga xiiso badnayd tii shalay, waxayna ciyaartaasi ku dhamaatay 1 Gool iyo 2 Gool oo ay Guushu ku raacday G/Hawd

Xusuusin Ciyaaraha Baritoole Hadii alle idmo waxa la ciyaari doonaa laba ciyaarood halkii 1 ciyaar la ciyaaray labadii maalmood ee hore waxayna ciyaarta 1aad bilaabmi doontaa 1:30 duhur nimo

 

 

Share
673623