Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Madaxweynaha somaliland oo caawa daawadanay ciyaarta dhexmareysay gobolada Maroodijeex iyo sanaag

Hargeysa(Somal Sports)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ka mid ah daawadayaasha ciyaarta Basket-ka ee ka socota Garoonka Timo-cadde ee kuyaal magaalada hargeysa 


Garoonka Timo-cadde oo uu ka socdo Tartanka ciyaaraha Gobollada Somaliland ee Basket-ka, oo qayb ka ah Tartanka ciyaaraha Gobollada ee dhawaan ka furey magaalada hargeysa,ciyaartan caaw ayaa waxaa food isdarey xulalka gobolada Maroodijeex iyo sanaag 
waxaana daawadayaasha ciyaartaasi dhex Maraysa kooxaha Maroodi-jeex iyo Sanaag ka mid ah Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wasiirro uu ka mid yahay Wasiirka Wasaarada ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal. 

Madaxwaynaha Somaliland, ayaa markii uu galay garoonka Timo-cadde, waxa sacab ku soo dhaweeyay dadwaynihii ciyaarta daawanayey, kuwaasi oo uu dhex fadhiistey si uu ciyaarta ula daawado. 
madaxwayne Siilaanyo oo Toddobaadkan bilowgiisii furay tartanka ciyaaraha Gobollada ee ka socda Hargeysa Stadium isla-markaana ciyaartii lagu furay oodhex mareysay Maroodi-jeex iyo Saraar daawaday haafkeedii hore, ayaa caawa ay tahay markii labaad ee uu daawanayo ciyaar qayb ka ah tartanka Gobollada 
Amaanka Garoonka Timo-cadde, ayaa aad loo adkeeyay waxaana dhinac kasta ka taagan ciidamada amaanka, iyada oo sidoo kalena ciidamadu ku sugan yihiin gudaha garoonka Timo-cadde ee ciyaartu ka socot. 

 

Somal Sports news 

Hargeysa office

Share
673632