Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Xaqiijiyey In Xabsiga Loo Taxaabay Badiba Ciyaartoyga Gobolka Togdheer Iyo Gobolka Sool Oo Ku Laatay Gobolka Togdheer Oo Ka Baaqsaday Ciyaaraha

 

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay badiba ciyaartoygii xulka gobolka Togdheer uga qayb galayey tartanka ciyaaraha gobolada ee ka socda caasimada Hargeyswa.

 

Wasiirka ciyaarah Somaliland waxa uu sheegay in ciyaartoyga gobolkaas uu soo kala dhex galay  khilaaf kaas oo sababay inay kala noqdaan laba dhinac oo iska soo hor jeeda.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal oo goor dhawayd shirjaraid qabtay ayaa sheegay in ciyaartoyga xulka gobolkaas loo taxaabay xabsiga magaalada mandhera, wasiirku waxa uu tilmaamay inay ciyaartoygaasi u kala safteen laba dhinac oo salka ku haya nidaam qabiileed.

Ciyaartoyga gobolka togdheer uga qayb galaya tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa u kala saftay kuwaas oo khilaaf soo jiitamayey u dhaxeeyay mudooyinkii u danbeeyey, kaas oo haatan sababay in ciyaartoyga gobolka togdheer iyaga oo ku sugan magaalada hargiesa uu soo rogaal celiyo khilaaf hore oo u dhaxeeyay.

Wasiirka ciyaaraha Somaliland waxa uu sheegay in xulka Gobalka Sool oo manta la ciyaarayey gobolka Togdheer ay ku lateen gobolkaas isla markaana gobolka Sool uu halkaas ku qaatay saddex dhibcood oo bilaa dhibaato ah.

Arintan ayaa caqabd ku noqon doonta ciyaaraha gobolka togdheer oo inta badan lagu tilmaamo inuu ka mid yahay gobolada ugu ciyaartoyga wanaagsan soamliland.

Somal Sports

Share
673556