Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Casuumad Casho-Sharafa Ku Maamusay Ciyaartoyga Gobolka Maroodi-jeex Oo Haysta Horyaalka Gobolada Iyo Cabasho Ciyaartoygu Soo Bandhigeen.

 

Hargeysa,(Somal Sports):Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan SOLTECO) ayaa caawa Casuumad Casho Shareed ah ku maamusay Ciyaartoyga Gobolka Maroodijeex ee haysta Horyaalnimada Gobolada tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Ciyaartoygan loo sameeyey casuumada casho-sharafta ayaa waxay isugu jireen Ciyaartoyga Kubadda Cagta, kuwa kubadda gacanta iyo Orodka.

Munaasibadii loo sameeyey casuumad casho sharafta.

oo caawa lagu qabtey Huteelka Afrea ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qeybgalay qaar ka mida Xildhibaanada Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa, sida Xildhibaan Cismaan Waxar,Xildhibaan Ismaaciil Caga-yare, Xildhibaan Xildhibaan Xasan Shahar, Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox, Xildhibaan Axmed Daahir iyo marti sharaf kale.

Masuuliyiintii xafladaasi ka hadashay ayaa waxay dhalinyaradda ciyaartoyga u sheegeen inay wax badan la qaban doonaan, isla markaana duruufaha ku gadaaman ay wax kala qaban doonaan.

 

 

Masuuliyiinta xulalka gobolka Maroodi-jeex u hadashay ayaa sheegay inay dhalinyarada ciyaartoyga ay haysato dhaqaale darro iyo dhiiri-galin la?aan, isla markaana aanay jirin cid taageerta ciyaartoyga haddii ay ahaan lahayd Ganacsatada, Qurbajoogta iyo dadweynaha magaaladda Hargeysa, waxaanay Maayarka u soo jeediyeen dhibaatadda la daristay inuu wax ka qabto.

Sidoo kale, waxa ciyaartoyga u markhaati furay xildhibaan Ismaaciil Cago yare oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka, gaar ahaan guddida arrimaha bulshadda, waxaanu  sheegay inay xulka gobolka Maroodi jeex oo guullo badan soo hooyey aanay jrin cid taageerta ama dhiirigalisa, isagoo tilmaamay in mudadii ay ciyaaruhu socdeen aanay jirin wasiir xukuumadda ka tirsan oo xulka gobolka Hargeysa taageeray ama dhiirigaliyey, isla markaana xitaa kala qaybgalay tartankooda, halka wasiir waliba marka uu gobolkiisu ciyaarayey uu ka soo qaybgalyey oo uu dhiirigalinayey, waxa kale oo uu xusay in aanay jirin cid xukuumadda, ganacsatda iyo qurbojoogta ka mid ah oo booqatay guriga ay ku nool yihiin ama wax kala qabatay duruufaha nololeed ee haysta.

Xildhibaan Ismaaciil Cago-yare waxa uu sheegay in shirkaddaha  DAHABSHIIL Iyo TELESOM oo kaliya ay lacag ku caawiyeen, haseyeeshee cidD kale oo wax u tartay aanay jirin,Waxaanu xildhibaanku maayarka ugu baaqay inuu arrimahaa  jira iyo wax-tar la?aanta wehelka u noqday gobolka Maroodi-jeex uu wax kala qabto. .

Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) oo casuumaas casho sharafta ka hadlay ayaa ku hambalyey xulka Gobolka Maroodi-jeex guulaha is-daba jooga ee ay ka soo hooyeen tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee ka socda Caasimada, isaga oo ku gubaabiyey xulka Gobolka Maroodijeex inay ku guuleystaan Koobka, taasina ay sumcad iyo magac u soo hoyn doonaan Gobolka.

Cabdiraxmaan Solteco waxa uu sheegay inuu ka xun-yahay in aanu dalka joogin markii uu tartanka ciyaaraha goboladu uu bilaabmay,haseyeeshee uu balan-qaaday inuu wax baddan ka caawin doono Ciyaaraha, isla markaana uu buuxin doonno halka ay Wasiiradda iyo Ganacsatadda reer Hargeysa gabeen.

Maayarku waxa kale oo uu balanqaaday inuu Garoonka Hargeysa Stadium uu ka dhigi doonno doogii si ay Ciyaaraha iyo garoonkuba u qurux bataan, waxaanu intaas ku daray inuu miisaaniyadoodda dawlad Hoose Ahaan uu ku daray boqolkiiba laba (2%) lagu horumarinayo Ciyaaraha magaaladda Hargeysa.

?Waa inaynu soo dhaweynaa kooxa kale ee inoo martida ah,Berigii hore Ciyaartoyga waxa la isku raacin jirey nin iyo nin si la isku dhexgalo oo xaafadaha loo keeno, laakin imika waxaad mooda Ciyaarihii inuu cunfi ka muuqdo. Waxaan leeyahay Gobolka Maroodi-jeex ka dhaqan duwanaada oo si wanaagsan ha la isku dhexgalo oo la soo dhaweeyo Ciyaartoyga?. Ayuu yidhi Maayar Cabdiraxmaan Solteco.

Waxa iyaguna Casuumada Casho sharafta ka hadlay Xildhibaanada golaha deegaanka ee ay ka midka yihiin Cisman Waxar, Axmed Daahir, Saleebaan Daahir Dogox iyo Xasan Shahar, kuwaas oo dhamaantood si isku mida ugu hambalyey xulka Gobolka Maroodijeex guulaha ay ka soo hooyeen tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland, waxaanay sheegeen inay Ciyaaruhu yihiin muhiim, isla markaana loo baahan-yahay in la taageero xulka Gobolka Maroodijeex si ay guulo kale oo baddan u soo hooyaan. 

Xildhibaan Xasan Shahar ayaa ugu bushaareeyey ciyaartoyga Gobolka Maroodijeex inay beri laga bilaabo ay casuumi doonaan Wasiiradda reer Hargeysa, isaga oo tilmaamay inuu Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale uu casuumada ugu horeysa uu u fidiyey xulka Gobolka Maroodijeex. 

 

Share
673557