Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Xulka kubada cagta ee Gobolka Togdheer waxaa qasay masuuliyiin shaadhka dawlada sitah

 

Waxan halkan kaga war bixinayaa masiibada kudhacday xulka kubada cagta ee G-T/dheer horta waxan halkan ka cadaynayaa inaan jirin warka beenta ah ee wasiirku sida khaldan ufaafiyay ee uu yidhi way islaayeen iyo hubay isu qaateen waxanu leenahay wax ciyaartoy ah oo islaayey majiraan hub laysu qaatayna majiro lkn waxa cad in wasiirku uu fuliyay

talaabooyinkii mucaaaradku dawlada ku wiiqaysay.

waxan kaloo tilmaamaynaa in sportska gobolka togdheer uu noqday masraxa siyaasada lagusoo bandhigo iyo dariiqa loosii maro mucaaradada dawlda oo micnaheedu yahay in rag doonayaan in ay dhalinyarada isku dhuftaan oo wax kadhex abuuraan kadibna gobolka ciyaaraaha laga kansalo oo ladhaho gobalki madaxwaynu kadhashay ayaa qariban, dawlada ayaa ku fashilantay, dawlada ayaa ku guuldaraysatay, inta lagadoonayaa waa intaa si xukuumada loogu shaanbadeeyo. 

waxa waliba aan tilmaamaynaa in dadka waxan wada ay isugu jiraan masuuliyiin dawlada ka tirsan oo hadana fulinaya danahaa mucaaradka dawladana dhaliilo usamaynaya waxaan kamida

 

1-agaasimaha wasaarada cadaalada (Cawil galaydh)

2-agaasimaha guriga martida burco (Yaasiin ex)

3-wasiiru dawlha wasaarad maaliyada (Cadaani)

4-iyo wasiirrka ciyaaraha (Cali sicid Raygal) oo noqday dariiqa fulinta talaboyinka mucaradka

5-badhasab kuxigenki hore e T/dher (Guled dahir samatar) 

6-Badhasaabka goblka XAMARI

 

Sida lawada ogyahay waxa jirtay in wasiirka iyo wafti uu hogaaminayey ay hore utageen magalada burco si khilaaf lasheegay ay usoo xaliyaan lkn xaqiiqadu waxay ahayd in wasiirku wax uusii xumeeyey mooyaane wax uu soo hagaajiyay inaanay jirin qaar kamid ah waftiga lasocdayna kamay ahayn daacad xalinta khilaafka taasna waxa cadaynaysa tababaraha xulka oo ah nin qurba joog oo isagu aan ahayn

dadka reeraha kala yaqaana ama qabyaalda kudhaqma oo sababta lokeenayba ay ahayd inuu qabyaalada meesha kasaaro ayaa waxa uusoo xushay 24 ciyaartoy midwalbana adinkisa laguso xushay

ayay waftigaasi kafara maroojiyeen xulkii uu watay waxayna kudhaheen reer hebelna inta kaqaado reer hebelna intaa kaqaado taasina waxay ina tusaysaa inay iyagu qabyaalada meesha galiyeen.

kadibtaa waxa dhacday in macalinka loo dhiibay liis 12qof ah oo beel kaliya oo lagu yidhi waxay matalaysa reer hebel kabtankana waa inlasiiyaa taasina maah mid khilaaf lagu xalinkaro ee iyaga ayaa sii huriyay.

…….Runtiina waxan aad ugu mahad celinaynaa agaasimaha xidhidhka golayasha iyo madaxtoyada bashiir cabdi xariir oo isagu runtii daacad ka ahaa inuu guul kagaadho xalinta khilaafka lkn rag badan oo lasocday aanay daacad ka ahayn. 

…….Hadaba waxaa iyaduna xasuus mudan in badhasaabka goblka togdheer Xamarji oo aanan kala garanayn sababta waxyaabaha qaar ku kalifaysa 5tii bisha jun ee ciyaarti ugu horaysay oo burco la ciyartay gabilay ayuu sidii caadada u ahayd tababaruhu diyaarsaday shaxdii uu ciyaarta kugalilahaa lkn nasiib daro badhasaabka XAMARJI ayaa kuyidhi anigu marabo kana laacib ah kanaa xariif ah lkn meesha waa inaad labada reer kuqaybisa 5 habareclo ah iyo 6habar yonis ah kabtankana inanka sita kaqaad oo ka habaryoonis ladoonayso udhiib YAAB.COM hadaba waxa iswaydiin mudan xamarji sheekadiisu ma canaan kayaab reer madoojo baa? mise wakii waxa run ah inuu habaryoonis kabaqayoo o ineel wakii walaalkii gudomiyihi maxkamada xabada kudhuftaye? mise sidiisa ayuu xumaha ugu badheedhayaa oo isaguna rabitaanka mucaaradka ayuu fulinayaa?

……Hadaba wasidee sida ay fidna walayaasha masuuliyiinta isku sheegyaa uga faa idaysteen dhalinyarada iyo wasiirkaba 

waxa dhacday maalintii jimcihii noogu yimi meeshii aanu daganayn ciyaartoy ahaan guuleed daahir samatar waxaanu gaar ula baxay inamo sooc ah oo reerka uu isagu yahay ah waxaanu uqaybiyay lacag ninwalba 20dollar inyar kadibna gawaadhi ayaa lookeenay 12inan oo iskureer ah ayaa meeshii laga raray oo meelkale ladajiyay waasi loodhaho way ishayaan oo waykala guureen kadib waxa noo yimid cawil galaydh agasimaha cadalada iyo yasin ex waxayna nooshegeen in inamadii isku reerka ahaa ee guuray ay dhaheen anagu waanu iska tagayna kubadna maciyaarayno macalinkina waxay ku dhaheen inta kuu joogta ciyaarsiiso oo diyaarso ciyaartoykalana hadaad ubaahantahay burco ugayeedho markay saanoqotay ayuu tababarihii intii ujoogtayna diyaarsaday dhawr inana burco uga yeedhay kadibna waxa dhacday in labada masuul ee nooyimi iyo wasiirudawlha cadaaladu inamadii ay rareen iyaguna dhinac ka diyaariyeen si hadhow labada dhinacba iyagoo ciyaar isu diyaariyay madaxa isula galaan anagu markii ay ahayd 1:30 duhurnimo ayaanu usoo dhaqaaqnay xaga garoonka si aanu ciyaarta ugalno 1:45 lkn nasiibdaro jidka intaanu sii soconay ayuu wasirku nasoo garaacay waxaanu nagu yidhi horta intaydan garonka gadhin anaga nasomara waana nalagu leexiyay isla markiba waxanu irida kula kulanay wasiirudawlaha maaliyada Cadaani oo isaguna guruubkii kale horkacaya markii gudaha lawada galay wasaarada ayaa marqudha kadinka ciidan lagasoo galiayay waxana mesha lagu qabqabtay 52qof oo isugu jira ciyartoy tagerayal iyo dad mesha buqa uun lakulmay iyo arday jamacadaha kaso rawaxday loomana kala aaboyeelin ee budh iyo  qori dabadii ayaa laga waraabiyay waxaana loogaystay tacadi aad ufoolxuna waxaan intooda badan kuyaala dhaawacyo aad uwaawayn. 

Waxaanan odhan karnaa ama masuuliyiin qaran hanoqdaan ama qabiil hanodaan kolayba fidno walayaashaasi dantay lahaayeen way gaadheen in burco ciyaaraha laga saaro in dhawrsano laga ganaaxo iyo waxii dhacayba xukuumada lagu shaanbadeeyo wadada loosii marayeyna waxay ahayd tan dhalinyarada iyo wasiirka oo fuliyay rabitaankii mucaaradka jilayciisa iyo aqoon la’aan kahaysa xilkan uu hayo darteen.

Hadaba waxay masiiada ugu darani tahay wasiirki ma mgana in dhalinyaradan ciyaartyda ahi reer burc yihiin balkodina aanay jogin cidina aanay ka 

 

Share
673559