Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Mid Ka Mid Ah Ciyaaryanahadii Hore Somaliland Oo Ka Hadlay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka Oo Maraya Meel Xasaasiya.

 

Siciid Cawil Axmed-Xajiin oo ka mid ahaan jirey Ciyaaryahanadii hore ugu cad-cadaa Kubadda cagta wakhtiyadii sagaashamaadkii,isaga oo u ciyaari jirey kooxdii la odhan jirey Onkod oo ahayd horyaalka wakhtigaas oo iyagu iskood isku xil-qaamay iyo kooxihii kale ee la midka ahaa maantana u sabab ah inay

Ciyaaruhu halkan ay marayan soo gaadhaan ayaa baaq tallo iyo waano ah isugu jira u jeediyey ciyaaryahanada Kubadda Cagta Somaliland,taageerayaashooda, isaga oo ku booriyey inay dhowraan anshaxa  iyo shuruucda ciyaaraha 

Waxaan ugu baaqaya Siyaasiyiinta,Taageerayaasha, Wasiirada inay ka fagooadaan waxkasta oo wax u dhimaya Ciyaartoyga kala duwan ee ka ciyaaraya Garoonka kubadda cagata ee Hargeysa Stadium.

Sababta oo ah waxa soo noqonoqotay oo aad arkaysa, maqlaysa Wasiir garoonka u fadhiya ciyaartoygii gobolka uu ka soo jeedo magaciisa ku ciyaaraya, waxa loo baahan yahay in la dhiirigeliyo oo la taageero niyada iyo maskaxda Ciyaatoyga si uu u gaadho himilada guushiisa Ciyaareed.Laakin waxa  sideedaba ka reeban Ciyaaraha wax kasta oo  wax u dhimaya habsami u socodka guud ahaan tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee dalka sida quruxda baddan uga socda. Maan jeclayasan waxa dhegahayga ku soo duulaaya ama shaahadaha sida tooska ah uga soo baxaya (Live) Wasiir waliba deegaanka uu ka yimid maanlinta ay Ciyaarayaan ayuu garoonka imanayaa,arrintaasina waxay Ceeb ku tahay oo ay xasaasiyad gelinaysa, kala fogaynaysa dhalinyaradii ciyaartoyga ahayd ee sida niyadsamida ahayd ugu kulmayey ciyaarta. Wasiir waliba waxa uu wasiir u yahay 13-ka gobo lee tartanka Ciyaaraha gobolada Somaliland sanadkan loo qabtey, balse Wasiir u maaha Gobolka oo ka soo jeedo, taas halaga waantoobo ayaan leeyahay oo ha u sinaado Gobolada kale oodhan.

Mid waxaan odhan lahaa Ciyaartoyga Ciyaaraya tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo galay Wareegiisi labaad oo ay sideed Kooxood isugu soo hadheen, Waxaad hesheen Fursan qaaliya oo aanan haysanin wakhtigii aanu kubadda Cagta Ciyaari jirnay,waxaad heysataan dhiirigelin iyo dhamaan agabkii Kubadda oo aanan annagu haysanin wakhtiyadii sagaashamaadkii aanu kubadda Ciyaari jirnay oo aanay dalkana oolin, waxaad haysataan oo fursad u hesheen warbaahin isticmaalaysa qalab Casriya oo sahlay in guud ahaan maalinkasta Ciyaarta dhacaysa si toosa ( Live) looga daawado meelkasta oo caalamka ah guddo iyo dibadba,Waxaad nasiib u heshaan in ciidaankii ammaanka  garoonka ilaalinayey abaaro 11:00 barqanimo la sii geeyo iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo goob-joog u ah ilaa inta ay ciyaartu dhammaanayso. ILAAHAY ayaan idinku dhaarshee miyeyna ahayn wax lagu faano oo qiimaheeda leh, oo lagu farxo oo lagu dedaalo habsami u socodkooda,wixii dib u dhaca keenaya laga fogaado marka horee Ciyaaryahanadoow taa ogaada oo qalbiga geliya. Waxaad gaadhi doontaan inaad ku ciyaartaan garoonka oo la mida garoomada kuwa caalamka oo doog leh, isla markaana waxa 13-ka gobo lee tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ka soo qeybgalay inay ka soo dhex-baxaan oo laga soo xulo xulkii meteli lahaa qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee magaciisa ku ciyaari lahaa,Waxaad ku dedalaashaan horumarka Ciyaaraha, kana fogaatan wax-kasta oo anshax xumo ku keenaya ciyaaraha oo Ciyaaryahanku waa inuu ka fogaada akhlaaq xumada si uu magac iyo mustaqbal u yeesho iyo korniin ciyaareed oo heer calami ah.

Waxa looga fadhiyaa taageerayaasha xaq-dhowrka iyo xurmeynta ciyaartooyga uu taageerayo, taageeranimadu waxa weeyaan haddii kooxdii aad taageeraysay laga badiyo inaanad niyada ka dilin, balse aad sacabka iyo mashxarada niyada ugu dhisto.

Guntii iyo gebo-gebadii waxa xasuus lama ilaabaan ah iyo in ILAAHAY lagu mahadiyo ah in Ciyaartooyga reer Somaliland ogaadaan inuu Madaxweynihii Kuxigeenkii Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) oo tartanka Ciyaaraha Gobolada u furro,halka uu Madaxweynihii Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isna ku soo xidho tartanka Ciyaaraha gudoonsiinta Koobabka Ciyaaraha kala duwan Kooxdii hanatey sidii sanadkii hore dhacday, Kana waa la mid uun" 

 

Share
673554