Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Waa La Kala Badiyaa Oo Waa Nalaga Badiyey (Daad-madheedh) Oo Waan Ku Hambalyeynayaa Guusha Xulka Gobolka HAWD"Wareysi Hadhwanaagnews Tababaraha Xulka Daad-madheedh Shakuur

 

Tababaraha Xulka Gobolka Daad-madheedh Maxamed Axmed ismaaciil (Shakuur) ayaa si niyadsami ah u hambalyey guusha xulka Gobolka HAWD, kadib markii ay 1 iyo eber kaga badiyeen xulka Gobolka Daad-madheedh oo uu watey,

isaga oo ku tilmaamay intii wareega tartanka Ciyaaraha Goboladu uu socday ciyaartii ugu adkayd ee soo marta inay ahayd Ciyaarta maanta lagaga badiyey.

Sidaa waxa uu tababare Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur) ku sheegay mar uu maqribkii maanta u waramayey Weriye Mustafe-Jannaale oo ka tirsan bahda Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews,oo kula kulmay

Tababare Shakuur ayaa guul-darada ciyaarta maanta ku sababeeyey,isaga oo aan Kooxda wakhti ku filan-siinin tababar. 

Tababaraha Xulka Gobolka Daad-madheedh Maxamed Axmed ismaaciil (Shakuur) oo aan wax ka weydiiyey dareenkiisa,maadama xulkii uu watey ee Daad-madheedh ay wareegi 4aad ku hadheen,waxa uu yidhi "Dareenkaygu ma xuma, inkasta oo nalaga badiyey, oo dareenkaygu waa sidaan ahaan jirey uun,wax dhibaato ahna nama soo gaadhin waa la kala badiyaa oo waa nalaga badiyey, oo waan ku hambalyeynaa guusha xulka Gobolka HAWD".

 

"Hadaan muddo baddan la joogi lahaa xulka Gobolka Daad-madheedh meel heer sare ah ayaan gaadhsiin lahaa, oo waxaan inamada la joogay muddo aan ka badnayn 15-cisho, muddo ka baddan oo wakhtiga ay tababarayaasha kale ay la joogeen hadaan la joogi lahaa ee ahayd bisha, labada bilood ama sadexda bilood meel ka sareysa ayaan gaadhsiin lahaa oo ciyaar ka macaan ayey soo bandhigi lahaayeene"Ayuu yidhi Tababare Shakuur oo ka hadlayey waxa ku keenay guul-daradii maanta, kadib markii CIyaartii dhexmartey Gobolka Hawd lagaga badiyey 1 iyo eber.

 

Sidoo kale, mar aan weydiiyey Tababare Shakuur muddadii uu soo ciyaarayey tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee uu soo badinayey ciyaartii ugu adkayd ee soo marta xulkee ayey dhexmartey, waxa uu ku jawaabay "Ciyaartii ugu adkayd ee aan soo Ciyaaro waxay ahayd tan na dhex martey Xulka Gobolka HAWD, inamadeydu way kala daateen oo mid waliba dhinac ayuu u jeestey, waana ciyaartii ugu adkayd intaan wareega soo ciyaarayey".

Mar aan waydiiyey tababare Shakuur waxa uu odhan lahaa labada Xul ee gobolada Maroodijeex iyo HAWD ee tartanka Ciyaaraha Gobolada isugu soo hadhay iyo taageerayaashaba, waxa uu ku jawaabay "Labada Kooxood ee Hargeysa iyo HAWD oo sanadkii horena (2011-kii) isugu soo hadhay waxaan leeyahay hambalyo kiinaa qaada Koobka tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland, waa Hargeysa uun labadiinaba waan idin hambalyeynayaa".

"Dadweynihii annaga (Daad-madheedh) na taageerayey waxaan leeyahay kubaddu waa bar-cad iyo bar-madoow waa nalaga badiyey oo in baddan ayaan soo badinaynay ilaa maalintii wareega ciyaaraha gobolada la bilaabay ilaa maanta, haddii maanta na laga badiyey waad ku mahadsan tihiin taageerada aad nasiinaseen ciyaaryahanaduna way ku mahadsan yihiin intii ay soo ciyaareen".Ayuu yidhi tababare Shakuur isaga oo la hadlayey taageerayaashiisa.

Share
673550