Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Kabtanka Xulka Ciyaaryahanada Kubada Cagta Gobolka Gabiley C/raxmaan(Dhey-Lo,aad) Oo Hambalyeeyay Guusha Xulka Gobolka Maroodi-Jeex

 

Kabtanka Xulka Kubada Cagta Gobolka Gabiley C/raxmaan Jaamac Muuse(Dhay-Lo,aad) ayaa Hambalyeeyay Guusha ay Ciyaarta Kamadambeysta ah ee Finalka ugu Soo baxeen Xulka Kubada Cagta Gobolka Maroodi-Jeex Kadib markii ay Ciyaar Xiisa badani ku Dhex Martey

Maanta Garoonka Hargeysa Stadium ee Magaalada Hargeysa, isagoo Xusey in aanay habyaraatee hadalheyn iyo hadalqaad midna laheyn Intii yareyd ee Shaley dhexmarey Labada Xul ee Labadaasi Gobol.

Difaaca Xulka Gobolkaasi kana mid ah Difaacii  kaalinta Muuqta kaga jirey Tartanka Ciyaaraha Goboladu mudadii ay Socdeen oo Sitoos ah ula Soo Xidhiidhay Shabakada Wararka Hadhwanaagnews ayaa Sheegay in ay Si Kal iyo Laab ah ugu Hambalyeynayaan Dhigooda Gobolka Maroodi-Jeex Guusha ay ugu soo baxeen Ciyaarta kamadambeysta ah ee(Finalka) isagoo ka hadlaya waxa uu yidhi.

"Ciyaar Wanaagsan ayaa dhex martey Xulka Gobolka Maroodi-Jeex ee Kubada Cagta Ciyaartii qeybta hore ee Maanta Waxaanay Guushu ku raacdey Walaahayaga Xulka Gobolka Maroodi-Jeex waanu ugu hambalyeyneynaa Guushaasi  si kal iyo laab ah ayaanu ugu hambalyeyneynaa anakuna Sidaas oo kale ayaanu ka fileynay in ay noogu hamblyeeyaan hadii aanu ka Guuleysan laheyn, Ciyaartoyga Mushkilad yar iyo xanaaq waa uu ka Dhex dhici karaa laakiin waxey dhibaato ka joogtaa in la Buunbuuniyo markiiba wey heshiiyaan oo dagaalkaas ayaa lagu sii Saaxiibaa balse, waxaan layaabay in Xildhibaano dabka sii huriyaan kolay waa mid Taariikhda u galeysa, Dadweynaha Gobolada Somaliland iyo Labada Gobolba Waxaan leeyahey waa laa mushkila ma,aha wax dhibaato ah waanu heshiinay si xarago lehna waanu uwada Ciyaarney , insha allaahu waananu u wada Ciyaari doonaa oo kulankayagu uguma dambeyneyso Ciyaartan Tartanku kuwa badan oo dambe oo Ciyaaro Saaxiibtinimo ah oo rabshadii shaley iyo sida ay Warbaahintu ufaafisey naga meydha ayaanu wada Ciyaari doonaa, anaku Xul ahaan Waxaanu kolay iyo kolay damacsanahey in aanu Ciyaar Saaxiibtinimo oo aanu ku daweyno Dhibaatadii ku dhacdey Xulka Gobolka Togdheer layeelano, Gobolada kalena waa in ay taa ka dhabeeyaan si ay xiisa fiican uyeeshaan Doorka Ciyaaraha Somaliland, oo Sumcad Weyn u ah Bulshadeena iyo Dalkeenaba"Ayuu yidhi C/raxmaan Jaamac Muuse(Dhey-Lo,aad) Kabtanka Xulka Kubada Cagta Gobolka Gabiley.

Waxa kale oo uu intaa ku darey hadalkiisa C/raxmaan(Dhey-Lo,aad) "Xullalka Ciyaartoyga Gobolada Waxa u Wanaagsan in ay marka hore sidaa udhisnaadaan oo ay aanay Marka Tartanku bilaabmi jaabe, jaabe isku noqon la isu keenkeenay haseyeeshee, ay isla qabsadaan Ciyaar ahaan waxey taasi keeneysaa Waayo aragnimo fiican iyo xiisada xanaaqada Ciyaaraha oo yaraata, aad iyo aad ayaan u hambalyeynayaa labada Xul ee Gobolada Daad-Madheedh iyo Hawd anigoo Sigaar ah halkan Hamablyo ugu diraya Tababaraha Xulka Gobolka Daad-Madheedh Shakuur oo runtii noo soo dhisey tababarkayagii bilowga khibrad Culusna leh, aad ayaan ujeclaan laheyn inaanu wada Ciyaarno Xulka Tababarayahagii hore wado ee Daad-Madheedh laakiin Wasaaradu waxey kayeeleyso ayaanaan ka warheyn Ciyaartaas kaalinta Sadexaad, anaka Ciyaartoy Gabiley ahaan Ciyaaryahanada Weerarka ayaa doonayey in ay dhibco badan wada Keenaan taasi fursado badan ayay naga Lumisey laakiin Waayo-aragnimo ayay ka helayaan Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Somaliland raaligalin ayay naga Siiyeen halmaankii ay ku halmaameem ama khaldameenba in aan anigu laba Huruudood qabey , waanay shaaciyeen, Wasiirka Warfaafinta Somaliland Abiib Diiriye arintaa waxba kamuu galin in lagu ceebeeyona, ma aha runtii wuu na dhiirigalinayey waanan ku hambalyeyneynaa Sanadaha dambena sidan ayay Ciyaaruhu kasii fiicnaan doonaa, Waxa kale oo aan halkan ka ilaabey Xulalka Gobolada Sool iyo Saraar ciyaar Saaxiibtinimo ayaanu layeelan doonaa oo dambe hadaanu nahey Xulka Gobolka Gabiley?Ayuu hadalkiisa Kusoo Gunaanadey Kabtanka Xulka Kubada Cagta Gobolka Gabiley C/raxmaan Jaamac Muuse(Dhey-Lo,aad).

Kabtanka Xulka Kubada Cagta Gobolka Gabiley C/raxmaan(Dhey-Lo,aad) ayaa ah nin Waayo arag ku ah dhinaca Kubada Cagta Islamrkaana, ah Shakhsiyad aad u Degan oo inta badan ku Ciyaara khibrada uu kaga Faa,ideystey Mudadii uu Ciyaaraha kujirey si aad ahna ay u Xiiseeyaan dhamaanba Ciyaartoyga Gobolkiisa oo uu isagu u yahey Rukun adag oo Isku haya Ciyaaryahanadaasi, taageero badana ka haysta Taageeryaashiisa Bulshada Gobolka Gabiley iyo Somalilandba.

 

Share
673552