Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Cayaartoyga Gobolka Sanaag Oo Si Xamaasadysan Loogusoo Dhoweeyey Ceerigaabo.

 

Ceerigaabo Dadweyne isugu jira xidhibaaanno golaha degaanka Ceerigaabo waayeel dhalinyaro aqoonyahan waxgarad iyo haween iyagoo wata gaadiid aad u tiro badan waxay saaka/ shalayto Cayaartoyga Reer-Sanaag

ee sida a sheegay Caddaalad-darrada lagaga reebay tartanka gobollada Somallland kaga hortageen qiyaastii 15-km galbeedka magaalada Ceerigaabo Waxana cayaartoygan dadweynahaasi usoo gelbiyeen dhinaca gudaha magaalada Ceerigabo halkaasoo shaaracyada waaweyn ee magaaladana lagu soo wareejiyey.

 

Intaasi kaddibna fagaaraha afar-geesoodka ceerigaabo oo soo dhoweyntan awgeed la isugu soo baxay ayaa waxa ka hadlay qaar kamid ah xidhibaannada golaha degaanka ceerigabo Tababbaraha Cayaartoyga gobolka Sanaag ee kooxdan hoggaaminayey iyo aqoonyahanka kale.

 

“Badhasaabka gobolka Sanaag iyo Isuduwaha cayaaraha ee gobolka oo dhallinyaradii hakan muddaharaadka selmiga ah ka samaysay ku sheegay inay yihiin dibjir iwm hadalkaas haddii ay xaal ka bixin wayaan gacan baannu wax kaga qabanaynaa”. Sidaas waxa yidhi Xidhibaan-Bashiir Faarax Dawaarre

 

Xidhibaan- Ibraahim Axmed-laangadhe oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa waxa hadalladiisi ka mid ahaa “Caddaaladdaas Haddaan dib loogu noqon wax walibana waa umaanayaan cayaartoygayaguna niyad jabi maayo”.

 

C/xakiin Maxamuud Xasan tababbaraha cayaartoyga Sanaag ayaa isaguna wuxu yidhi “Dadkayaga waan u sheegayaa inaan nalaka badin cayaar wanaagsanna aannu soo bandhignay Madaxweynahana waxan leeyahay cayaaraha cid garanaysa wasaaradda ha loo dhiibo”.

 

Aqoon-yahan Ismaacii Faarax Qalas ayaa isagana hadalladiisii waxa kamid ahaa “Ninna Dhuuni buu kuugu dhaadhacay ninna dhaqashuu kuugu dhabar jabay intii Hargeysa innaka qabatay labadaasay kala noqdeen”.

 

 

 

Share
673549