Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

MudaneMubaarig oo Heshiis Iskaashi la saxeexday Hay’addda Locals League Birmingham

Xildhibaan Mubaarak Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Burco, muddooyinkii u dambeeyeyna hawlo shaqo ku joogay dalka UK, ayaa maanta kulan ballaadhan la qaatay Ururro dhinaca ciyaaraha ah oo fadhigoodu yahay magaalada Birmingham ee dalka UK.

 

 

Kulanka dhexmaray hay’adda Local Leagues Birmingham iyo Xildhibaan Bidhi, ayaa waxa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Locals League Birmingham iyo Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland Maxamuud Raage Aadan oo wakhtigan la-taliye dhinaca Arrimaha Bulshada u ah hay’addaas.

 

Ururka Local League Birmingham ayaa ka hawl-gasha dhinaca ciyaaraha gaar ahaan kobcinta maskaxda iyo jidhka dhalinyarada ku dhaqan magaalada Birmingham iyo guud ahaan dalka UK.

 

Xildhibaan Mubaarak Bidhi ayaa Guddoomiyaha Ururka Local Leagues Birmingham Mr Mohamed Shafigue ka guddoomey qalab dhinaca Ciyaarahaa, kaas oo xildhibaanku ugu talo-galay inuu ugu deeqo kooxaha ka dhisan magaalada laga soo doortay ee Burco, waxaanu halkaas uga mahad-celiyey guddoomiyaha Ururkaas, isaga oo qalabka la guddoonsiiyey ku sifeeyey mid wax weyn ka taridoonna baahida dhinaca agabka ciyaaraha ee ka jirta Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada ciyaareed ee ciyaartoyga dalka.

 

Xildhibaan Bidhi oo ka hadlayey kulankaas, ayaa sheegay inuu u hawl-galay sidii uu qalab kala duwan oo dhinacyada caafimaadka iyo waxbarashada ah iyo Agabka lagu seexdo loo gaadhsiin lahaa xarumaha lagu daryeelo ubadka Derbi-jiifka ah.

 

Waxa uu sheegay inuu ururinta agabkan ugu hawl-galay shirar iyo kulamo uu la yeeshay jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan magaalooyinka Manchester, Birmingham, Cardiff, London iyo Sheffield ee dalka Britian.

 

Gunaanadkii kulankaas, ayaa xildhibaanka iyo hay’addu ku kala saxeexdeen Heshiis Iskaashi oo dhinaca Ciyaaraha ah.
Xildhibaan Bidhi oo inta badan isku hawla ka-shaqaynta Arrimaha Bulshada, ayaa lagu wadaa inuu dalka ku soo laabto dhammaadka bishan November.

 

/* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

SomalSports Reporter

UK

Share
674812