Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Horyaalkii heerka 1aad 2013 ka ee Kubadda Cagta oo ka furmay Muqdisho.(+sawiro)

MUQDISHO: Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Horyaalkii  heerka 1aad   ee 2013 oo ay ka qeybgalayaan 8 kooxood, waxaana furitaanka Tartankan ka qeybagalay mas`uuliyiin ka socday Xiriirka Kubadda Cagta,

Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada iyo shaqsiyaad magac ku leh Isboortiga dalkeena.

Ugu horeyn Xogyaha guud ee XSKC C/qani Saciid Carab ayaa ka warbixiyay dadaalkii dheeraa ee uu Xiriirka u galay Taaba-gelinta bilicsamidda garoonka iyo horumarinta Ciyaaraha heerka koowaad wuxuu xusay in Horyaalka sanadkan uu qaadan doono magaca “Nationlink Championship 2013”, wuxuuna aad ugu mahadceliyay Shirkadda Isgaarsiinta Nationlink oo qeyb weyn ka qaadanaysa taabagelinta Horyaalkan.



Agaasinka guud Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada Aweys Sheekh Xadaad ayaa dhinaciisa muujiyay sida ay wasaaraddiisu ugu qanacsan yahiin howlaha baaxadda leh ay qabteen XSKC wuxuu ka dhawaajiyay inay madaxda xiriirka istaahilaan bilad dahab lagu maamuusayo howlaha taariikhiga ah ee ay ku horumariyeen K/Cagta Soomaaliya.



Guddoomiyaha XSKC Cali Saciid Guuleed  oo ku dhawaaqay in Horyaalku furan yahay ayaa kula dardaarmay kooxaha ka qeybagalaya inay muujiyaan ciyaar wanaag iyo asluub wuxuu tilmaamay in Xiriirkiisu mar walba u taagan yahay sidii ay uga shaqeyn lahaayeen horumarinta Ciyaaraha Kubadda si ay ula jaan-qaado tan Caalamka.


Ciyaartii ugu horeysay ee Wareegga 1aad waxaa  isaga horyimid kooxaha  Heegan iyo Gadiidka, Dardar xoogan oo ay ku bilowday Heegan ayaa waxaa daqiiqadii 14aad gool u xaqiijiyay ciyaaryahan Maxamed Cabdi Xaayoow, iyadoo daqiiqadii 25aad  madaxa uu raaciyay Axmed Cusmaan C/lle (Axmadeey Weji), Intaas ka dib kooxda Gadiidka ayaa qeybtii labaad farsamo la timid. iyadoo weeraryahankooda  C/laahi Axmed Maxamed uu xaqiijiyay labo gool daqiiqadiihii 50` iyo 70` sidaasna barbar-dhaca niyadda ugu dhisay kooxdiisa – Balse Cusmaan Yuusuf Cusmaan (Aayarta) ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay 82` wuxuu dhaliyay goolkii guusha  sidaasna 3-2 ugu quusiyay kooxdii Gadiidka.



Waxaa ciyaartan xiisaha lahayd garsoorayay Xamsa Xaaji Cabdi, Kaaliye 1aad Saalax Cumar Abuukar, Kaaliye 2aad C/raxmaan Cabdi Cumar (Shuuriye), Sarkaalka 4aad Aweys Sheekh Cabdullaahi, iyadoo xeer Ilaaliyahana uu ahaa  Cabdi Cabdulle Basaale.

Daawashada ciyaartan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas`uuliyiin kala duwan – waxayna ku soo idlaatay jawi qurux badan.

SomalsSports: Reporter

UK


Share
674813