Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

C/QANI CARAB”Waxaan ka codsaneynaa Amisom iyo Dowladda inay baneeyaan Stadium Mogadishu.

Xiriirka kubadda cagta dalka ayaa mar kale codsi u jeediyey Madaxda DFS iyo Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM,iyagoo ka dalbadey inay faarujiyaan tuuladii ciyaaraha dalka ee Stadium Muqdisho si looga faa’ideeyo dhalaanka Soomaaliyeed isla markaana loogu qabto tartamada kala duwan ee xiriirada dalka.

 C/qani Saciid Carab oo ah xoghayaha Xiriirka kubadda cagta, kana tirsan madaxda ururka Cecafa ayaa daaha ka rogey inay si weyn uga xun yihiin in leyska dhega tirey dhowr codsiyo oo ay u gudbiyeen Amisom iyagoo ka dalbanaya inay ka guuraan Stadium Muqdisho,maadaama aysan halkaasi ahayn goob ciidan ee ay tahay Tuulo Sport oo ay ku yaalaan ka badan 6 garoon oo lagu ciyaaro noocyada kala duwan ee tartamada.

“Inagu xoog ma isticmaalno hadii aynu nahay bahda Sportiga ee codsiyo iyo qoraalo ayeynu gaarsiiney madaxda DFS iyo Amisom weliba waxaan la kulanay Collenelka taliyaha ka ah,ciidamada degan garoonka wuxuu naga balan qaadey in bishii December ay ka baxayaan ma dhicin weynu ku laabanay mar kale waxayna nagu yiraahdeen ugu dambeyntii halkaan waxaa nagu og dowladda Soomaaliya “ayuu yiri Carab.

Waxaa uu ka sheekeeyey Tuuladaasi ciyaaraha dalka ee Stadium Muqdisho oo uu xusey in la dhisey 1978-kii markii uu yaraaday garoonka isaga ka horeeyey ee Banaadir, iyadoo halkaasi ay ka faaideysanayaan dhamaan xiriirada kala duwan sida Kubadda Cagta, Kubadda Koleyga, Teniska-dheer, Dabaasha iyo qaar kale oo badan.

“Bulshada Soomaaliyeed aad ayey u jecelyihiin ciyaaraha, waxaana xusid mudan in sanadkii 1995-iyadoo aysan jirin Dowladda iyo dayactir in Garoonka Stadium Muqdisho aynu ku qabanay tartankii Iftiinka Nabadda oo dadweynihii usoo daawasho tegey ay buux dhaafiyeen oo la waayey meel laga fariisto, taasina waxay muujineysaa sida shacabku ugu heelan yahay Sportiga, xiligaan aad ayeyba uga daran tahay oo waad ogtihiin in Stadium Banaadir uu qaadi waayey taageerayaashii”ayuu raaciyey.

Xoghayaha ayaa ugu dambeyntii waxaa uu fariin u direy Dowladda Federaalka isagoo sheegay iney muhiim tahay in la tixgeliyo bahda ciyaaraha jecel ee dalka iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed looga faa’ideyn lahaa dowladuna ay ka jawaabto diidmada Amisom ee ah inay ka guuraan Stadium Muqdisho.

Dalabka Masuuliyiinta Xiriirka Kubadda Cagta ayaa imaanaya xili dib u dayactir ay gacan ka geeysatay FIFA lagu sameeyey Garoonka ugu horeeyey dalka ee Banaadir Stadium,halkaasi oo iminka uu ka socdo horyaalka  heerka 1-aad ee dalka isla markaana ay u daawasho tagaan kumanaan ruux oo jecel  ciyaarta Kubadda cagta oo la filayo inay isbedel weeyn sameyso.

C/Xafiid C/samad Zaciimka
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin; mso-bidi-font-family:"Times New Roman"; mso-bidi-theme-font:minor-bidi;}

 

Share
674816