Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyarada Oo Kulamo La Yeeshay Qaar Ka mid Ah Ururrada Boorama

Agaasimaha guud ayaa ujeedada booqashadiisa ku tilmaamay mid la xidhiidha sidii ay ugu kuurgali lahaayeen xaalada dhalinyarada ee gobolka iyo sidii ay dhalinyarada gobolka Awdal ula wadaagi lahaayeen siyaasada qaranka ...

ee ku aadan dhinaca dhalinyarada oo dhawaan la ansixiyay, isla markaana la doonayo in la fuliyo. “Waxa aanu rabnaa in dhalinyaradu ay fahanto siyaasadan qaranka ee dhalinyarada, isla markaana ay ka soo bixiso talooyin ku aadan sidii loo fulin lahaa, gabi ahaanba siyaasadaasi waxa ay tahay siyaasadaasi mid daaran sidii dhalinyarada looga saari lahaa dhibaatooyinka ku gadaaman ee maanta haysa, waxaana muhiim ah in dhalintu ay ka qayb qaadato fulinteeda,” ayuu yidhi Agaasimuhu

Intii ay Boorama booqashada ku joogeen ayaa waxa uu weftigani booqday garoonka kubada cagta ee Boorama oo dhismihiisu socdo, sidoo kale waxa ay kulan la yeesheen ururrada dhalinyarada ah ee AYODA iyo HANAQAAD ee gobolka Awdal kuwaas oo ay la wadaageen dareenkooda ku aadan xaalada dhalinyarada, iyo sidii loo balaadhin lahaa siyaasada dhalinyarada ee Somaliland.

 

Reporter: Somalsports

Share
674833