Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Captainka Kooxda Duulista & Hawada Xaflad sagootid ah maanta loo sameeyey...

Ex - Duulista & Hawada - MAWLIID RAAN  Oo Hambalyo Taageero , Duco iyo waliba Sagootina u diraya Captainkii hore ee kooxda White Sand Village, ahna hada Captainka Kooxda Duulista & Hawada .....

sidoo kalana ah Captainka Gobaolka SARAAR. OMAR ABDI ADAN (Raambe). Omer Henry ( 14 )

Oo ka fadhiistay ciyaarista kubbada cagta,  Runtii waa ciyaartoy Mustawe aad u sareeya ka taagnaa dhalinyarta iyo Bahda Sports-ka waxaana ka mid ahaa waqtiyo kala duwan oo uu soo bandhigay qaabciyaareed wacan, soona bandhigey xirfadiisii ciyaareed oo aad u sareysay  door wanaagsana ka qaatay guulo badan oo ay gaadheen kooxdii uu hogaanka iyo haldoorka ka ahaa WHITE SAND VILLAGE iyo waliba kooxda DUULISTA & HAWADA - Hambalyo Hambalyo Omer.

 Xaqiiqdii waxaad tahay weeraryahanada uugu qaalisan amaba aan idhaahdo ciyaartoyda ugu wanaagsan ee soo mara wadankeena SOMALILAND gaar ahaan HARGEISA.

Taasnina waxa i tustay  mudadaan kaa garab ciyaarayey  waana mid lagu faano in Omer Henry lagaa ag ciyaaro.

Sidoo kalena waxa jira kooxo badan oo lagu faani karo in laga ciyaaro. sida QARANKA, DOWLADA HOOSE, POLICE-ka  iyo kooxda  aan aadka u jecelahay ee  DUULISTA iyo HAWADA !!

Omer Henry waxaan qabaa inay ciyaartoy badani ku dayan doonaan taariikhda uu samaysay iyo waliba habdhaqan kiisa wanaagsan

aniguna aan ugu horeeyo kuwa mari doona wadada uu martay  Captian Omer Henry

Captian  Omer Henry  waxaan kuu rajaynayaa  Guul iyo Gobonimo waarta Incha Allah adiga iyo dhamaan ciyaartoyda wadankeena Somaliland.

 

 Reporter: Somal Sports

Share
674809