Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Wasiirka Dhalinyarada,Dalxiiska Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Fariin Siyaasadaysan U Diray Dhalinyarada Somaliland Ee La Baaxaa Dagaya Shaqo La,aanta Baahsan Iyo Tahriibka.

 

Wasiirka wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta wasaaradiisa ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu dhalinyarada

Somaliland uga digay inay ka qayb galaan mudaharaadada salmiga ah ee ay ku baaqayaan xisbiyada mucaaridka Somaliland ee tacadiga badan ka tirsanaya xukuumada uu ka tirsan yahay.

Ugu horayn wasiirka

wasaarada ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal oo ka hadlaya marxalada ay maanta marayso Somaliland ayaa waxa uu yidhi ?maanta Somaliland waxay ku jirtaa marxaladii ugu wanaagsanayd waana marxaladii horu marka iyo wax qabadka, waxaana lagu jiraa marxaladii waxbarashada iyo aqoonta,waxa lagu jiraa marxaladii shaqo abuurka, waxaana lagu jiraa marxaladii uu qof walba oo reer Somaliland ah uu iskii isku maamuli lahaa, waxaana lagu jiraa marxaladii waddooyinka,biyaha,caafimaadka, waxbarashada iyo dhamaan adeega bulshada oo halkii ugu saraysay taagan, loomana baahna maanta cid fara faraysa nabad galyada, wanaaga iyo horu marka Somaliland ka jira.?

Wasiirka ciyaaraha Somaliland oo hadalkiisa sii wata ayaa dhalinyarada uga digay inay ka qyab galaan mudaharaadada salmiga ah ee ku baaqayaan xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland, isaga oo ku tilmaamay mudaharaadadaasna kuwo ay adeegsanayaan cadawga Somaliland waxaanu yidhi ?dhalinyarada Somaliland waxaan leeyahay maanta waxaynu ku fadhinaa nabad galyo iyo wanaag wax walbana waxay qurux iyo wanaag ku leeyihiin nabad galyada, waxaanan dhalinyarada Somaliland uga digayaa meel kasta oo ay joogaanba inaanay ka faa,iidaysan dad maangaab ah ama dad dano gaar ah leh ee ay ka digtoonaadan, qarankana dhalinyarada ayaa iska leh,waana in horu marka iyo wax wada qabsiga laga wada shaqeeyo maantana waa la dhaafay wakhtigii qaylada Somaliland-na way ka soo gudubtay wakhtigii dagaalka, dhiig dhacana way ka soo gudubtay, mudaharaadyo dhacana way ka soo gudubtay waxaana la marayaa in horu mar la sameeyo oo dhalinyarada wax loo qabto? ayuu yidhi wasiirka dhalinyarada,dalxiiska iyo ciyaaraha Somaliland

Wasiirka ciyaaraha Somaliland ayaa fariinta uu u diray dhalinyarada Somaliland waxay ku soo beegmaysaa wakhti ay dhalinyarada Somaliland ku gadaaman yihiin dhibaatooyin badan oo ugu horeeyaan shaqo la,aan baahsan iyo tahriib, isaga oo fariintana aan ku soo hadal qaadin qorshaha xukuumada uga yaala caqabadaha badan ee hor yaala dhalinyarada taas badalkeedana waxa uu uga faa,iidaystay fariin siyaasadeed oo ka soo hor jeeda xisbiyada qaranka Somaliland.

 

 

Share
674806