Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo magacaabay Guddida Olypic-ga Qaranka

Hargeysa(Somal Sports) Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa saaka magacaabay toddoba xubnood oo noqon doona Guddida Olypic-ga Qaranka Somaliland,

kuwaas oo muddo sanad iyo Lix bilod ah ku samayn doona Diyaarinta shuruucada kala duwan ee lagu maamulayo ciyaaraha Somaliland.

Diyaarinta doorashooyinka xidhiidhada kala duwan iyo Olambikada qaranka.

Wasiirka wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal waxa uu magacaabista guddidan ku baahiyey shir jaraa’id oo uu u qabtay warbaahinta Dalka, waxaana qoraalka rasmiga ah ee uu ku soo saaray guddidani u dhignaa sidan:-

Markaan arkay baahida lo qabo gudida Olombikada Qaranka . Marakaan Ogaaday inay taagantahay xiligii la hawl galinlahaa gudida Olambikada Somaliland Markaan xaqiiqsaday inay lagama maarmaantahay gudida Olambikada qaranku inay shaqayso Markaan Latashaday cidkasta oo lagamamarmaan u ah hawshan ,markaan tixgaliyay aqoontooda ,waayo aragnimadooda ,kartidooda iyo daacadnimadooda waxaan si ku meel gaadh ah umagacaabay xubnaha gudida Olambikada Somaliland oo ka kooban todoba xubnood waxaanay kala yihiin

 

1. Xasan Maxamad Cabdalla (Xasan Waraabe) Gudoomye.

2. Cabdirahman Maxamud Dhoore Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad.

3. Yaasiin Qalinle Kaahin Gudoomiye kuxigeenka labaad.

4. Mubaarik Faarax Yuusuf (Xadhigle) Xoghaye.

5. Saciid Cabdirahman Jaamac (Cadhoole)

6. Cali Jibriil Xirsi

7. Maxamad Sacad Buuni.

 

Waxaana kamida wax yaalaha ay qabn doonaa gudida ku meel gaadhka ah ee olambikada qaranka Somaliland waxaa kamida . Diyaarinta shuruucada kala duwan ee lagu maamulayo ciyaaraha Somaliland. Diyaarinta doorashooyinka xidhiidhada kala duwan iyo Olambikada qaranka. Waxay u xilsaaranyihiin Mudo ku meel gaadh ah qor uqaadida iyo tayaynta ciyaaraha Somaliland. Waxay xidhiidh lasamaynkaraan dhamaan Hay’adaha caalamiga ah ee daneeya arimaha ciyaaraha .

 

 

Somal Sports

Share
673567