Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Shaaciyey Liiska Magacyada Xidhiidhada Cusub Ee Ciyaaraha Dalka.

Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md.Cali Siciid Reygal ayaa si kumeel-gaadh ah u magacaabay Guddida xidhiidhada kala duwan ee ciyaaraha Somaliland oo kala ah xidhiidhka Kubadda Cagta, Xidhiidhka Kubadda Kolayga iyo Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud waxaanay guud ahaan gudidaasi ka kooban tahay 10-xubnood.

Sidaa waxa uu Wasiir Cali Siciid Raygal ku sheegay War-saxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta ka soo baxay Xafiiskiisa Magaalada

"Markaan arkay baahida loo qabo gudidada Xidhiidhada, kadib markii aan ogaaday inay taagan tahay xiligii lahawl galin lahaa Gudidada Xidhiidhada Somaliland; markaan xaqiiqsaday in ay lagama maarmaan tahay gudidada xidhiidhadu inay shaqayso; kadib markii aan latashaday cid kasta oo lagama maarmaan u ah hawshan; markaan tixgaliyay waayo aragnimadooda, kartidooda iyo dacadnimadooda waxaan si kumeel gaadh ah u magacabay xubnaha gudidada xidhiidhada Kubada Cagta, Kolayga iyo Ciyaaraha Fudud ee Somaliland oo ka kooban 10 xubnood waxaanay kala yihiin sida tan:
Xidhiidhka Kubada Cagta:
1: Cabdilahi Khayre Cawale (Gacal) Gudoomiye;
2: Mohamed Cumar Cabdi, Gudoomiye Ku xigeen; iyo
3: Axmed Maxamed Shire (Sacad), Xoghaye.
Xidhiidhka Kubada Kolayga:
1: Maxamuud Xassan Cabdilahi (Qodax), Gudoomiye;
2: Cabdiqani Ibraahim Raage, Gudoomiye Ku xigeen;
3: Mahdi Cabdi Yusuf
Xidhiidhka Ciyaraha Fudud:

1: Mustafe Cali Nuur, Gudoomiye;
2: Cismaan Cali Xuseen, Gudoomiye ku xigeen;
3: Safiya Cabdilahi Ibrahim, Gudoomiye ku xigeenka 2aad;
4: Mustafe Cabdi Xadi, Xoghaye.
Gudigani waxay si ku meel gaadha ah u shaqayn doonaan mudo hal sano ah, oo kabilaabmaysa taariikhda waraqdani soobaxday oo ah inta laga diyaarinayo shuruucda iyo xeerarka lagu hagi lahaa ciyaraha Somaliland.
Waxaa kasoo wareegtay kudhawaad bil, markii uu wasiirka ciyarahu si kumeel gaadh umagacabay gudidada Olampikada qaranka oo ka kooban 5 xubnood."

Waxa uu Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cali Siciid Raygal  hore u magacaabay Guddida Olympic-kada  qaranka Somaliland, oo ka kooban todoba xubnood,

Share
673564