Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Kulan Casho Sharaf Ah U Samaysay Guddida Olombikada Qaranka Iyo Xidhiidhada Kubada Cagta, Kolayga & Ciyaaraha Fudud

Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa Kulan Casho Sharaf ah ugu samaysay Maansoor Hotel Guddiyada Olombikada Qaranka Somaliland iyo Guddiyada Xidhiidhada Kubada Cagta, Kubada Kolayga iyo Ciyaaraha Fudud.

 

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Dhainyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Cali Siciid Raygal, Agaasimaha Ciyaaraha Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye), Agaasimaha Wasaarada Duulista iyo Hawada Cumar Sayid ayaa u jeedadiisu ahayd sidii ay isku baran lahaayeen Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaraha iyo Masuuliyiinta kala duwan ee Olombikada Qaranka iyo Xidhiidhada kala duwan ee Somaliland.  Ugu horayn waxaa halkaasi

ka hadlay Guddoomiyayaasha Xidhiidhada Kubada Kolayga, Ciyaaraha iyo Ciyaaraha Fudud waxaanay ay si wada jir ah u soo dhaweeyeen Xilkan loo magacaabay, waxaana ay sidoo kale ay ka hadleen sida ay u wajihi doonaan hawlaha wax qabad ee Horyaala.

 

Waxaa isaguna halkaasi ka hadlay Agaasimaha Duulista iyo Hawada Cumar Sayid oo lagu soo marti qaaday kulankaas maadaama uu ku abtirsado bahda ciyaaraha Somaliland, isagoo xusay in ciyaaraha Somaliland ay hada u muuqdaan kuwo horumar samaynaya. Agaasimaha Ciyaaraha Maxamed Xuseen oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Olombikada iyo xidhiidhada la shaqeeyaan. Ugu dambayntii waxaa halkaasi ka hadlay oo soo gunaanaday kulankaas casho sharafta ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal, waxaana uu ku dheeraaday Ahmiyada ay Xidhiidhadu u leeyihiin ciyaaraha dalka, waxaana uu balanqaaday garab istaagi doono inuu si wanaagsan ula shaqayn doono masuuliyiintan cusub.

Share
673563