Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Tartan Loogu Magac Daray SAYVO Cup Oo Maanta Burco Lagu Soo Gabagabeeyey

Tarankan oo ay Soo Qabanqaabisay isla Markaana ay maalgalisay hayada SAYVO oo ay kasoo qaybgaleen 20 koxood oo ahaa heerarka sadexaad,kuwaas oo mudo bil ah ka socday garoonka BAYL ee Magaalada Burco ayaa maanta la soo gabagabayeey.

Tartankan oo uu ku guulaystay koox ku ciyaaraysay Baarsiigo Ayaa Xafladayaa munaasibad wayn oo lagu qabtay hoolka shirarka ee SAYVO oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta wasaarada waxbarshada Gobolka iyo Madaxda Hayada Wadaniga Ah Ee SAYVO iyo 20kii koxood ee uu tartankaasi u socday.

Waxaana halkaasi ka hadalay Liban Axmed Bile Oo ku hadlaayey afka hayadda wadaniga ah ee Sayvo Oo iyadu soo qabanqaabsisay ciyaarahaasi ayaa sheegay inay ka haayad ahaan ku hawlanyihiin sidii ay uga qaybqaadan

lahaayeen isdhex galka bulshada iyo tayada aqomeed ee bulshada reer somaliland isagoona intaasi raaciyey inaanay hayadu ku koobnayn oo kaliya ciyaaraha balse ay ka caawiso bulshoda xaga waxbarshada iyo  farsamada gacanta.

Masuul ka socday wasaarada waxbarshada ayaa isna dhankiisa uga mahadnaqay hayadda SAYVO sida ay u dardar gelinayso dhalinyarada isla markaana ay ugu furayso tartan ciyareed ay ka fieed waxyaalo badan oo aan halkan lagu soo keebi karyn waa sida uu hadalka u dhigay ee.

Gabagabadii waxaa halaasi ka hadlay isuduwaha wasaaradda dhalinyada iyo ciyaaraha isagoona wax lagu farxo ku timaamay 20 koxood oo heerka sadexaad ah oo mudo bil ah tartan u socday haatana u soo gabagaboobay isla markaana ay maanta meel wada jogaan iyadoo ay guushu raacday xoox khaliya, waxaana uu intaas ku daray  ianay ku faraxsanyihiin sida ay hayada SAYVO Uga qaybqaadanayso horu marinta bulshada dhinacyo kasta haday tahay waxbarshada,ciyaaraha,farsamada gacanta iyo arimo kaloo aad u tiro badan.

Gabagabadii waxaa halkaasi qalab dirays iyo cobab ba lagu gudoonsiiyey ciaaryahanadii ugu laacibsanaa,ugu akhlaaq wanaagsanaa,ugu gool wacnaa iyo kooxdii ku guulaystay  koobkaasi.

Maaha Markii Ugu horaysay  hayadda SAYVO  ay tartan noocan oo kalaa u qabato dhalinyarada ku dhaqan magaalada burco.

Waxaana ay had iyo jeer horseed ka tahay dhinacyada horu marinta waxbarshada ayadoona dadaal ugu jirta sidii uu gobolkani u noqon lahaa mid ka haqabtirma waxbarshada.

Share
673565