Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Ciyaartoy Kubada Kolayga ah oo Somaliland u dhashay oo fursad ka helay Akadhami ku yaala dalka USA

Maxamed Khadar jahuur oo ka mid ah ciyaaryahanada reer Somaliland, isla markaana ka tirsanaa xulka kubada koleyga ee gobolka hawd, muddo aad u kooban ku jiray masraxa Ciyaaraha, ayaa isaga oo ka mid ah Ciyaaryahanada dalka ugu dhaadher, dhererka iyo hibada uu ILLAHAY SWT uu siiyay ku helay in Akadmiyada Mareykan ahi qaadato..

 

Maxamed Khadar Jahuur oo hadda ku sugan Magalada Dubai, muddo ilaa sided bilood ahna Tababar u qaadan doona uguna sii gudbi doona dalka Mareykanka ayaa isaga oo ka hadlaya dareenkiisa waxa uu shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaag yidhi….”Anigu muddo aad u yar oo

Maxamed Khadar Jahuur isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Muddadii aan ku jiray Ciyaaraha waxa aan toos ula xidhiidhay oo aan Sawiradayda iyo Video anig

a oo ciyaaraya u diray Akadamiga NBA  (National Basketball Association),oo fadhigoodu yahay Mareykanka xaruna ku leh Dubia.

Runtii aad iyo aad ayey ugu bogeen Dhererkayga iyo qaab Ciyaareedkayga, Tigidh iyo Fisihii ayey ii soo direen, aniguna hadda waxaan ku suganahay Dubia, halkaas ayaan muddo Siddeed bilood ah Tababar u qaadanaya, kadibna waxaan uga sii gudbaya Dalka Mareykanka, waxaana doonaya haddii ALLE idmo in aan mustaqbalkayga Ciyaareed halkaas ka sii wado”.

Maxamed Khadar Jahuur isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Muddadii aan ku jiray Ciyaaraha waxa aan toos ula xidhiidhay oo aan Sawiradayda iyo Video aniga oo ciyaaraya u diray Akadamiga NBA  (National Basketball Association),oo fadhigoodu yahay Mareykanka xaruna ku leh Dubia.

Runtii aad iyo aad ayey ugu bogeen Dhererkayga iyo qaab Ciyaareedkayga, Tigidh iyo Fisihii ayey ii soo direen, aniguna hadda waxaan ku suganahay Dubia, halkaas ayaan muddo Siddeed bilood ah Tababar u qaadanaya, kadibna waxaan uga sii gudbaya Dalka Mareykanka, waxaana doonaya haddii ALLE idmo in aan mustaqbalkayga Ciyaareed halkaas ka sii wado”.

Somal Sports Office

 

Hargeisa

Share
673570