Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee sanadka halkee ayaa lagu qaban donaa……..

Wasiirka Wasaarada ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland cali siciid raygal ayaa sheegay in tartanka koobka gobolada Somaliland ee sanadkan inay tartan ay u gelii doonaan gobolada Somaliland oo dhami isla markaana gobolkii buuxiya shuruudaha ay ku xidhaan inay ku qaban doonan.

Wasiirka ciyaaraha oo sidoo kale ka hadlay tartan kala duwan oo ay ka wadaan gobolada dalka, waxaanu tilmaamau inuu jiro Taran caalamiya oo Somaliland ka qeyb gali doonto, tartankaas oo lagu qaban doono Dalka Jabuuti, isaga oo sidoo kale amaan balaadhan u soo jeediyay Orodayahanadii reer Somaliland eek a qayb galay tartankii Orodka ee wadaamda Geeska Afrika ee dhawaan ka dhacay dalka jabuuti

Wasiirka Ciyaaraha mar uu ka hadlaayey Tartanka Koobka Gobolada oo la filayo inuu sanadkan dhaco,ayaa yidhi "Tartanka Koobka Gobolada Somaliland oo Sanadkan dhici doona, balse ilaa hadda aan la cayimin wakhtiga uu dhici doona, ayaa waxa uu Tartankani aad ugu duwan yahay Tartamadii hore ee dalka ka dhici jirey, sababtoo ah sida aynu ka ognahay Gobolada Dalka oo dhami wey u siman yihiin Tartamada, marka Sanadkan waxa aanu doonayna in aanu Tartan gelino guud ahaan Gobolada Dalka, isla markaana Gobolkii buuxiya Shuruudaha iyo Qodobada aanu ku xidhno ee looga baahdo in aanu Gobolkaas ku qabano Tartanka Koobka Gobolada Somaliland, sababtoo ah waxa aanu doonayna in Goboladu tartan adag galaan, si Ciyaaraha Somaliland horumar balaadhan gaadhan, Garoomaduna u dhismaan”.

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal mar uu ka hadlaayey Tartano kala duwan oo ay ka wadaan Gobolada dalka ayaa yidhi "Tartano iyo Ciyaaro kala duwan ayaanu ka wadna Gobolada Dalka, taas oo Isuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada dalka hawshaas noo qaabilsan yihiin, waxaana jirta in aanu dhawaan Tartan dhinaca Dabaasha ah ka qabanay Magaalada Berbera iyo waliba Tartano dhinaca Ciyaaraha anigu oo aad ugu mahadnaqaya Isuduwaha Ciyaaraha ee cusub ee Gobolka Saaxil Mustafe oo ah Nin Dhalinyaro ah oo aad u firfircoon tartano badana qabtay muddadii koobnayd ee uu Isuduwaha uu ahaa, waxa kale oo jirta in aanu Tartano kale oo isugu jira Ciyaaraha fudud,Kubada Koleyga iyo Kubada Cagtaba aanu ka wadno Gobolada Somaliland”.

Wasiirku Ciyaaruhu isaga oo ka hadlaya Tartan Caalamiya oo Somaliland ka qeyb gashay iyo Tartan kale oo isna Caalamiya oo la filayo inuu Dalka Jabuuti ak dhaco ayaa yidhi "Waxa xusid mudan in Tartan Caalamiya oo bishii hore ka dhacay Dalka Itoobiya gaar ahaan Magaalada DIridhiba, ayaa Tartankaas oo ahaa mid loo qabtay Wadamada Geeska Afrika inay Somaliland Kaalmaha hore ka gashay, gaar ahaan Kaalmaha Labaad iyo Siddeed, iyaga oo xaqiiqdii inoo soo jiiday Sumcad iyo Magac, waxa kale oo iyana inoo sharaf ah in Tartan kale oo Caalamiya oo dhinaca Orodka ah oo Dalka Jabuuti ka dhici doona Bisha Afaraad inay Somaliland ka qeyb geli doonto, iyaga oo hore uga qeyb galnay, waxaana aad ugu rajo weynahay in aynu natiijo aad u wanaagsan ka soo gaadhi doono”.

 

Xigasho Hadhwanaagnews

Share
673635