Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Kulankii Ciyaareed ee Kooxda Jigjiga Yar iyo Kooxda Borama

Kulankii Ciyaareed dhex maray manta oo Khamiis ah labda kooxood ee kale ah Kooxda Jigjiga yar  iyo Kooxda Borama . kulan oo wakhtigii loogu talo galay bilaabmay 4:40 ayaa waxay ciyaartu ku bilaabmatay jawi dagan taasi oo labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaaro aau u heer sareeaya

 

Qaybtii hore ee ciyarta waxaa hal (1) la yimid Kooxda Jigjiga yar oo goolkaasi shabaga ku hubsaday Idiris (Yahadhi).qaybtii hore ee ciyaartu waxay ku soo gabogabowday 1 iyo 0. Halka kooxda Boorama aysan waxba lamay iman.

Hlafkii danbe ayaa la isku soo laabtay iyada oo koox waliba la soo tashatay Tababarahoodii koox walibana ugu talo galeen in ay halkaas guusha kala hoydaan. Kooxda Borama ay aad isku soo canaanatay oo ay ku dadaalayeen in ay iska caabiyaan Kooxda dhigooda ah.

Cabaar markii ay ciyaatu socotay ayaa waxa kooxda Boorama heshay rigoore kaas oo ay gacan kaga dhacday goobta digniinta dhexdaada difaaca Kooxda Jijgjiga yar Mr Nasir Dusiye.Balse kooxda borama kama aysan faa;iidaysan Rigoorahaas ay heleen wayna iska lumiyeen waxaana rigoorahaas ka qabtay Mr Guuleed ah Goolhayihii Xulka qaran ee Hargeisa. Waa gool haye aad u cajaa;ib ah

Kooxda Jigjiga yar ayaa waxa ay heshay fursad labaad taasi oo isla ciyaartoydii hore ee goolka hore u dhaliyay waa (Yahadhi) uu u labeeyay kooxdiisa waxayna halkaas guushu ku raacday kooxda Jijjiga yar jalka ay Kooxda Borama ay guul daro kala hoyatay ciyaartaas manta dhacday.

 Sidaasna waxa kooxda jigjiga yar ku yeelatay 6 dhiibcood waana ciyaartoodii labaad ee ay badiyaan.

Diyaariye:Mohamed

 

Somal Sports

Share
673636