Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Tababaraha Xulka Gobolka Hawd Oo Fariin U Diray Taageerayaasha iyo Ciyaartooyga

Tababaraha cusub ee Xulka Gobolka Hawd Mustafe Yuusuf Maxamed (Mustafe Cirid) ayaa sheegay in ay ku dedaali doonaan sidii uu xulka Gobolka Hawd sanadkan ugu guulaysan lahaa koobka Gobolada.

Waxa uu amaan u soo jeediyay maamulkii hore ee Xulka Gobolkaasi soo waday iyo waliba taageereyaasha oo uu xusay in aan la’aantood waxba la dhaqaajin kareen.

Sidoo kale waxa iyagana amaanay ciyaaryahanada oo uu xusay in ay yihiin kuwo aad isugu xidhan.

Mustafe oo u waramayay Shabakada Somalilandsports qaybta Ciyaaraha ayaa waxa uu yidhi "Waxa aanu ku dedaalaynaa sidii aanu sanadkan xulka Gobolka Hawd meel fiican u soo gaadhsiin lahayn iyada oo aanu ilaahay ka rajaynayno in uu nagu asturo koobka.

Runtii ciyaaryahanada xulka Gobolkani waa kuwii ugu fiicnaa, waxaanan iyagana amaan u soo jeedin lahaa maamulkii hore oo laftoodu ku dedaalay sidii ay koobka Gobolada ugu guulaysan lahaayeen, waxaanay yimaadeen Final” ayuu yidhi

Sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftay in ay diyaar garoow weyn u geli doonaan sidii ay koobka Gobolada ee la filayo in uu qabsoomo sanadkan kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen "Waxa iminka noo qorshaysan in aanu xarayno ciyaaryahanadii oo waliba aanu siino tababare fiican, waxaanan aad ugu kalsoonahay khibrada iyo waayo aragnimada ku jirta ciyaaryahanada Gobolka Hawd” ayuu yidhi.

Dhinaca kale waxa uu fariin u diray Taageereyaasha Gobolka Hawd ee dalka Gudihiisa iyo dibadiisaba ku kala sugan, kuwaas oo uu soo jeediyay in ay taageeradooda sii laban laabaan "Waxa aan halkan fariin uga dirayaa Taageereyaasha xulka Gobolka Hawd ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba, waxaanan leeyahay waxa laga yaabaa in ay iska jireen wakhtiyadii hore maamul xumo, laakiin waxa naga go’an in aanu dariiqyadii hore oo dhan wax ka bedelno hadii alle idmo, markaa wixii tabarucaad ah ee ugu deeqaysaan ciyaartooyga waxa aanu samayn doonaa hadii alle idmo Sanduuq u gaar ah, kaas oo aanu soo celin doono wixii aad ugu talo gasheen halka ay ku baxeen” ayuu yidhi.

Share
673620