Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Weeraryahanka Xulka Maroodi Jeex iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa Oo Qaliin Lagu Sameeyay iyo Xaaladiisa Caafimaad Oo Ka Waramay

 

Weerar yahanka xulka kubada cagta Maroodi-Jeex iyo kooxda D.H.H Maxamuud Cadbdi Xasan (Goofindha) ayaa maalintii Arbacadii ee toddobaadkii hore loogu sameeyay Qaliin dhakhtarka National Hospital oo ku yaala caasimada Addis Ababa ee wadanka Ethiopia.

 

Laacibkan ayaa waxa laga qalay Hernia ama aynu u naqaano Boog Dilaac dhinaca lugta bidix Qanjidhka dushiisa, isagoo dhaawacaas qabay oo uu la tacaalayay muddo sannad iyo laba bilooda isagoo wakhtigaas u haystay oo moodayay inuu xidid hayo, laakiin aakhirkii ayuu go’aansaday markii uu xanuunkani ku soo noqnoqday inuu dhakhtar dibada ah u baxo.

Maxamuud Goofindha oo la soo xidhiidhay Geeska Afrika Ciyaaraha ayaa uga waramay xaaladiisa caafimaad ee uu wakhti xaadirkan ku sugan yahay ayaa waxa uu yidhi "Hada waan fiicanahay toddobaadkii hore ayaan galay qaliinkan, Ilaahay mahadiina xaaladayda caafimaad aad iyo aad ayay u wanaagsan , waxaana laga yaaba inaan toddobaadkan guddihiisa aan imaado dalka”.

Goofindha ayaa sidoo kale uga mahadnaq u soo jeediyay cid kasta oo xaaladiisa caafimaad la socotay iyo cidkasta oo ka gacan gaysatayba "Mahad oo dhami Alle ayay u sugnaatay, marka xigta waalidiintay, qoyskayga, xaaskayga iyo caruurtayda, qarabadayda iyo dhamaan asxaabta gudo iyo dibadba joogta ee xaaladayda ka war haysay iyo dhamaanba masuuliyiinta Dawlada Hoose Maayarka Cabdiraxmaan Soltelco, Maayar xigenka Cabdicasiis Cago-weyne, Xoghayaha Dawlada Hoose iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan oo dhamaantood arintaas igala so xidhiidhay iyo dhamaanba shacabka reer Somaliland ee ku sugan magaalada Addis Ababa oo si weyn ii soo dhaweeyay si qaaliyana iila socday” ayuu ku soo koobay hadalkiisi. Dhanka maamulka sare ee kooxda kubada cagta D.H.H ayaa xiddigoodan u rajeeyay caafimaad iyagoo xusay inay si diiran ugu soo dhawayn doonaan caasimada Hargeisa marka uu ka soo noqdo safarkiisaas caafimaad.

 

Share
674830