Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay wasaarada dhalinyarada ciyaaraha.

 Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale daah-furay sanduuqa dhalinyarada somaliland  dhagax dhigayna dhismaha cusub oo loo yag-leeli doono dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo.

 

Munaasibada balaadhan oo loo qabtay xadhig ka jarida dhismahan ayaa waxa kasoo qayb galay madaxwaynaha somaliland xubno ka socday golaha wasiirada labada gole qaran iyo marti sharaf kale. ugu horen munaasibada wax ka hadlay agaasimaha guud ee wasaarada

Maanta dhamaanteen waxa ay inoo tahay maalin wayn waa malintii loo asteeyey dhalinyarada reer somaliland,waa maalintii shacabka reer somaliland ka dhiidhiyeen xadhigii lagula kacay dhalinyaradii (UFO)munaasibadan aynu maanta is kugu nimi waxa ay daarantahay maalinta xadhig ka jarida wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dhagax dhiga dalada heer qaran ee sonyo iyo daah furka sanduuqa dhalinyarada somaliland.

Agaasimaha dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland oo hadal kiisa sii wata ayaa waxa uu intaas ku daray.

 

“Mudanayaal waxa maanta marag madoon ah in xukuumada uu hogaaminayo madaxwaynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ay qaaday dhabadii wax qabadka taas oo maanta aad aragtaan in ay hoos joogno fooqan labada dabaq ah ee laga dhisay miisaaniyada dawlada.

Sidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay guddoomiyaha dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo Mabaarig Ismaaciil Taani ayaa sheegay in ay maanta utahay dhalinyarada reer somaliland maalin utaabo gashay xasuusna ubaahan in markasta la xuso dhalinyaradii naftooda u hurtay qaran nimada somaliland -

 

“Mudane madaxwayne waxaanu maanta kaaga mahad naqaynaa inaad maalinta taabo gala u noqotay dhalinyarada reer somaliland aad ku maamuusto xadhigana uga jarto wasaaradii dhalinyarada waana maalin tariikhda kuu gali doonta.

Guddoomiyaha dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo ayaa waxa uu intaasi ku daray in maanta dhalinyarada reer somaliland ay sharaf wayn utahay inuu madaxwaynihii qaranku ku dhiirado xadhigana maanta ka jaro sanduuqii dhalinyarada reer somaliland.

 

 “Waxa maanta dhalinyarada reer somaliland sharaf u ah inaad madaxwayne ku dhiirato xadhigana ka jarto sanduuqa dhalinyarada reer somaliland oo ay kasoo shaqeyeen wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalada heer qaran ee sonyo.

Wasiirka hawlaha guud gadiidka iyo guryanta somaliland mudane Cabdi Risaaq Khaliif Axmed oo isna munaasibada ka hadlay ayaa sheegay in dhismaha loo dhisay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaarahu uu ku biiri doonto hantida ma guurtada ah ee uu qaranka somaliland leeyahay.

 

“Mudane madawayne wax noo sharaf ah inaad nagala soo qayb gasho xadhigana ka harto dhismaha cusub ee loo dhisay wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland wasaaradan oo ku biiri doonta hanti qaranka somaliland leeyahay ee ma guurtada ah.

Wasiirka qorshaynta,wasiirka warfaafinta iyo wasiirka maaliyada somaliland ayaa Iyana dhamaantooda ka maro kacay inuu dhismahani waxbadan ka tari doono dhalinyarada reer somaliland waxaana madaxwaynaha ku amaneen inuu ka dhabeeyey balan qaadkii markii uu mucaaradka ahaa ubalan qaaday dhalinyarada somaliland xadhigana maanta ugua jari doono.

 

Wasiirka dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa sheegay intii uu xilka haye in ay wasaaradu ku talaabsatay horumar lataaban karo kuwaas oo carab dhabay goobkii gobolada dalka oo markii u horeysa ay kasoo qayb galeen 13gobol ee uu ka kooban yaha dalka jamuuriyada somaliland.

“maanta madaxwayne waxa inoo wada sharaf ah in dhalinyaradii somaliland meel lagu mauujiyey waxqabadkii xukuumaduna uu noqoday mid shacabka reer somaliland tusay dhabaha lagu gaadhi karo guul,mudane madaxwayne wasaarada ciyaaraha intaan xilka hayey waxa suuro galay in 13ka gobol ee ku kooban yahay dalka somaliland ay kasoo qayb galeen tartanka gobolada ee ka dhacay caasimada somaliland ee hargaysa,dhismaha iyo dayac tirka garoonada kubada lagu ciyaaro iyo kuwa foolida ah lagu sameeyey mudane madaxwayne waxay dhan yihii 15 garoon.

Gabo-gabadii waxa soo kunaanada munaasibada madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo kaas oo sheegay in dhalinyaradu tahay mustaq balka dalka,isla markaana dalka somaliland uu ku faanayo dhalinyaradiisa.

“dhalinyarada iyo horu markeedu waa wax yaabaha asaaska u ah mustaq balka dal ku faano dal waliba waxa uu ku fanaa am hore ugu maraa waa dhalin yaradiisa waxaanu rajaynaynaa am aanu ilaahay ka baryaynaa inuu dalkeenu iyo dhalinyaradiisu ay hano qaado dalka iyo dadkaba anfacdo.

Madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxamuud siilaanyo ayaa sheegay inuu ah miyada ugu wayn siinayo wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland iyo barnaamijyada ay wado mustaqbalna uleh dhalinyarada reer somaliland waxaana uu sanduuqa horu marinya dhalinyarada reer somaliland ugu deeqa madaxwaynuhu 100kun oo dollar.

 “sidaas daraadee ahmiyada wayn ayaanu siinaynaa barnaamijyada ay wado wasaarada dhalinyarada iyo ciyaarahu si ay dhalinyarada reer somaliland ay ugadhaan guul waxaana sanduuqa horumarinta dhalinyarada reer somaliland ugu deeqayaa 100kun oo dollar waxaanu jecel nahay ganacsatadan ugu baaqaynaa in  ay dhalinyarada reer somaliland garab galaan sanduuqaas horumarinta ugu deqaan ganacsatadu. -

 

 

 

Share
673633