Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

"Sanad Walba In Aanu Qaadno Koobka Gobolada Somaliland Ayaanu Doonaynaa"Tababare Diridhiba

Hargeysa , Tababaraha caanka ah ee Maxamed Maxamuud Maxamed (Diridhaba), oo ah Tababaraha Xulka Kubada cagta ee Gobolka Maroodi-jeex ahna Tababirihii Labadii sano ee ugu dambeeyey ee Tartanka koobka Gobolada Somaliland Xulkiisa u hantay Horyaalnimada Koobka Kubada Cagta ee Koobka Gobolada, ayaa sheegay inuu ku dadaali doono inuu sii xejisto isla markaana uu qaado Koobka walba oo la dhigo.

 Tababare Maxamed Maxamuud Maxamed (diridhaba), oo Shakabada Caalamiga ah ee Somalilandsports.com u waramaayey ayaa sidoo kale ka hadlay sida uu u arko Guddida Olomikada Qaranka iyo Xidihidhada Ciyaaraha ee dhawaan la magaacay, waxaanu sheegay inuu aad u soo dhaweeynayo, uu ka filayana inay wax badan ka badalaan marxalada Ciyaaruhu ay ku sugan yihiin hadda, waxaanu yidhi ugu horeyn "Haddii aan ahay Tababaraha Xulka Gobolada Kubada Cagta ee Gobolka Maroodi-jeex, muddadii aan ahaa Tababaraha Gobolka waxa ii suurta-gashay in aan Gobolka u hanto una qaado Labo koob oo muhiim ah kuwaas oo kala ah Tartankii Koobkii Gobolada ee ka dhacay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, anaga oo halkaas ku soo qaadnay Koobkii Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland, isla sanadkaasna noqonay Horyaalka kubada cagta ee Gobolada Somaliland, isla sanadkii horena waxa aanu qaadnay Koobkii Gobolada ee Kubada Cagta, iyada oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxaana xusid mudan in aanu ka qaadnay Gobolka Hawd, oo xaqiiq ahaan si aad iyo aad u wanaagsan noola ciyaaray, waxaana ku dadaali doona in haddii ILLAAHAY SWT yidhaahdo in aanu sii wadno guulaha oo aanu ku guuleeysano Koobab badan, dadaal dheerad ahna muujino”.

 

Tababare Diridhaba isaga oo ka hadlaya aragtidiisa Guddida Olomikada iyo Xidhiidhada ayaa yidhi "Dhab ahaan Guddida Olomikada Qaranka iyo Xidhiidhada Ciyaaraha ee dhawaan la magaacabay aad iyo aad ayaan u soo dhaweeynaya, waana ku faraxsanahay, waxaana aad u hubaa in Masuuliyiinta loo magaacabay Guddida Olomikada iyo Xidhiidhka Kubada Cagtu ay yihiin Masuuliyiin aqoon xeel dheer u leh Ciyaaraha, kana saari kara Ciyaaraha marxalada Maanta ay ku sugan yihiin Ciyaaraha dalka”.

 

Share
673615