Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Ciyaaraha Kala Duwan Ee Dalku Meel Aad U Sareysa Ayey Marayaan, Dadaal Xoogana Waa La Wadaa

“Hargeysa”  Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee  Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Nuux Jibriil, ayaa ka warbixiyey halka ay maraayan xaalada Ciyaaraha ee dalku,

waxaanu sheegay inay hadda Cyaaruhu marayaan  meel aad u sareeysa, Xukuumaddana ku dadaashay inay Ciyaaraha iyo Dhalinyarada reer Somaliland kobciso, wax badana u qabato.

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee  Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Nuux Jibriil, oo u waramaya Shabakada Caalamiga ah ee  Somalilandsports.com ayaa sidoo kale sheegay inay xogogaal u yihiin xaalada ciyaareed ee Gobolada Dalka, isla markaana Gobol walba ay ku leeyihiin Isu-duwe, Wasaaradda uga Wakiil ah, waxaanu xusay in Tartano laga qabto Gobolada, isagoo arimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi "Ugu horeyn Ciyaaraha kala duwan ee dalku meel aad u sareysa ayey marayaan, waxaana taas caddeyn u ah waxyaabo badan oo aan la soo koobi karin, balse haddi aan tusaalayaal soo qaato,waxa ka koow ah in dhismihii hore ee  Wasaaradda Ciyaaraha oo qof walba oo reer Somaliland ahi ka nixi jiray inay hadda Wasaaraddu ku jirto Xarun iyo Dhisme aad iyo aad u qurux badan, waxa kale oo iyana xusid mudan in tan iyo tan iyo intii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), uu Madaxweynaha noqday inay Ciyaaraha kala duwan ee dalka uu horumar balaadhan gaadhay, sida in Sanad walba aynu ka qeyb galno Tartanka Orodka ee Caalamiga ah ee ka dhaca Jabuuti, taas oo inaga Sumcad iyo Sharaf inoo ah, waxa kale oo iyana xusid mudan in Tartanka Koobka Gobolada laba jeer la qabtay, laguna kala qabtay Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex, taas oo aan hore u dhici jirin, taas oo xitaa Sanadkii ugu dambeeyey guud ahaan Gobolada Smaliland  oo dhami ka so qeyb galeen Tartanka koobka Gobolada, markaas haddana  dadaal xoogan ayaa la wada oo sare loo qaadayo Ciyaraha kala duwan ee dalka”.

Ciyaaraha kala duwan ee dalku meel aad u sareysa ayey marayaan, dadaal xoogana waa la wadaa isaga oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi "Guud ahaan Gobolada Somaliland waxa Wasaaradda u jooga Isu-duwayaal u qaabilsan Ciyaaraha, waxaana xaqiiqo ah in Tartano laga qabto, Gobol walba oo Somaliland ka tirsan, markaas mar walba waxa aanu ku dadaalaynaa horumarka  Ciyaaraha”.

 

 

Share
673626