Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Tartankii Dhalinyaradda Cuslaatay 2014

Hargeysa - (Somal Sports) - Tartankii dhalinyaradda cuslaatay oo laba bilood iyo badh ka socday magaalada Hargeysa ayaa galabta lagu soo gabogabeeyey garoonka Dhalinta Kacaan. Tartankan oo ay isku soo hadheen labada kooxood ee Goljano iyo Jigjiga Yar.

 

Tartankan oo ay iska kaashadeen Shirkada Telesom iyo Acadamiga Ciyaaraha ee AYD, waxa uu todobaadkiiba laba cisho lagu qaban jiray garoonka 31 may (Garoonka Dhalinta). Waxaana ku tartamayay kooxo ay hormood u ahaayeen dhalin ka kooban dhowr jiil, jillkii ugu horeeyay waxa hormood u ahaa, Fuad cabdilahi cise (Dhabo) maxamed gahayr, Dhiridhaba iyo Axmed Baxnaan Geele (Bacaw). Dhanka kale waxa dhalintii dhexe ka mid ahaa Iyana. Cisman Laba qori, Gaabuush, Kurtin Yasin Abayare, Cali Fagaase. Jiilkii ugu danbeeyay waxa ku jiray dhow aan sidaa u sii badnayn, sababta oo ah Tartanku waxa ahmiyada siinayay dhalintaa hore ee inta badan ciyaaraha ka fadhiisatay.

 

Tartankan oo ujeedooyinkiisa ay kamid ahayd isdhex galka bulshada iyo in dhalinta danbe ee hada ciyaaraha ku jirtaa ay ku daydaan in aan ciyaaruhu ahayn waxa laga gaboobo.

Hadiii aan u soo noqono ciyaartiii shalay ee finalka ahayd ee ay ku loolamayeen labada kooxood ee kala ah Jigjiga yar iyo Goljano waxay labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaaro aad u heersareeya. Labadii qaybood ee ciyaartaba waxay isku mariwayeen 0 iyo 0, oo waxba may kala dhashan.

 

 

Kadib waxa loo dhigay laadadka xorta ah kuwaas oo ay guushu ku raacday kooxda Jigjiga yar, halkaasna ku hanatay Koobii dhalinta Cuslaatay, sidaas ayay ku noqotay HORYAALKA DHALINTA CUSLAATAY.

Share
673609