Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Koobkii Aduunka Oo Maanta Ka Furmi Doona Wadanka Barazil Iyo Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay.

Kooba Aduunka ayaa maanta si rasmi ah uga furmi doona Wadanka Barazil oo marti u noqon doonaan 32 xul oo aduunka ka tirsan si ay koobka ugu qayb galaan.

Ciyaarta furitaanka ayaa dhex mari doonta xulalka Brazil iyo Crotia, waxaana culayska ugu badan uu saarnaan doonaa laacibka kooxda Barcelona Nymar, kaasoo hogaamin doona weerarka xulkiisa,halka xulka Croatia uu ganaax ku seegi doono kulankan Mario Mandzukic.

Xafladda furitaanka ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Sao Poulo, waxaana lagu soo bandhigi doonaa fantasyo la xiriira kubadda cagta iyo horumarada laga gaaray,iyadoo dadweyne badan ay u soo daawasho tagi doonaan.

Brazil wali lagama badin ciyaar furitaan ah oo koobka adduunka ka tirsan,

 

waxaana laacibiinta xulka Croatia ay maanta geed dheer u fuuli doonaan sidii ay rikoorka uga jabin lahaayeen ciyaaryahanada u wato Scolari oo koobki ugu danbeeyay Brazil u qaaday sanadkii 2002-dii .

Xulka marti-galinaya koobkan ayaa 1-0 uga badiyay  Croatia sanadkii 2006-dii kulan ka tirsanaa isreeb-reebkii guruubyada, iyadoo uu goolkaas saxiixsay Kaka oo xilligaas xidig muhiim ah ka ahaa xulkiisa.

Tababare Scholari ayaa ku hanjbay in ay ku guulaysan doonaan koobkan,isaga oo u digay xulalka u sharaxan in ay qaadaan, waxaan ku qabnaa kalsooni badan tayada ciyaar-yahanada uu la soo sharti doono koobkan.

Ugu danbayntii boqolaal qof ayaa isugu baxay wadooyinka caasimadda Brazil iyaga oo dowladda ku eedaynaynaya qarashaadka ay ku bixisay mart-galinta koobka adduunka, inkastoo aad loo adkeeyay amniga garoomada lagu ciyaarayo.

 

 

Share
673534