Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Gaadhsiisey Waddada Allaybaday-Arabsiyo

Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha waddada Allaybaday iyo Arabsiyo, iyo xubno kale oo isugu jira waayeel iyo waxgarad oo weheliyey, deeq lacag ah oo dhan US$25000 (Shan iyo labaatan kun oo Dollarka Maraykanka ah

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Maareeyaha Guud, Axad 29 June 2014, ayaa waxa ugu horrayntii ka dareen celiyey sida shirkadaha Dahabshiil u soo dhoweynayaan dedaallada iskaa-wax-u-qabso ah ee bulshadu ugu tartamayso horumarinta deegaannada iyo kaalinta wax-ku-oolka ah ee Shirkadaha Dahabshiil Group kaga  qayb qaataan dhiirrigelintooda.

“Waxa kasta oo shirkadaha Dahabshiil ku darsadaaan mashaariicda horumarineed ee socda ma aha wax kale ee waa falcelin ka soo unkamay dedaalka bulshada iyo deegaannada kala duwani la yimaaddeen eek u jihaysan horumarinta adeegyada, oo waddooyinku qayb muhim ah ka yihiin”, ayuu yidhi Maareeyuhu, isaga oo ku daray in falsafadda shirkadaha Dahabshiil ay ka mid tahay in waxtarka loo geysto bulshadu yahay mid khayr iyo barakaba kun-jibbaaran oo uu mar walba faa’iido yahay.

“Waannu ognahay,”ayuu yidhi “in qoonadada manta aannu idin soo gaadhsiinnay ay ka tahay dhibic dedaalka guud ee loogu jiro dhammaystirka waddadaa, haddana waxa lagama maarmaan ah inaanu idinku garab galno, idinku dhiirrinno, oo idiin bilowno wixii itaalka iyo wakhtiguba maanta innoo saamaxaan”.

Guddoomiye-kuy-Xigeenka Guddida Dhismaha Waddada, Chief Caaqil Mohamed Yuusuf Aadan, ayaa dhankii aad uga mahdadooday sida sharafta leh oo shirkaddu u karaamaysay Guddiga iyo hawsha ay u xilsaaran yihiin.

“Dareenkaygu ma cabbiri karo qaderinta shirkaddu na tustay iyada oo ah shirkaddii u horreeysey ee si mug leh u ajiibtay, ugana dhabaysay, baaqii aannu bulshada, ganacsatada iyo qurbajoogga ugu gacan haadinney ka-qayb-qaadashada dhismaha waddada,” ayuu Yidhi Chief Caaqil Mohamed Yuusuf, isaga oo muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin, uguna ducaynayaan mugga waxtarka shirkadaha Dahabshiil Group taarteen dhismaha waddada.

Mooge Ali Yuusuf, oo ka mid ahaa waayeelka iyo waxgaradka madasha fadhiyey, ayaa isaguna waxa uu hoosta ka xarriiqay sida aanay mudda dheer oo jiitanta aanay uga lumin shirkadda Dahabshiil.

“Qiimaynta aad na tusteen ayaa wax walba nooga badan’, ayuu yidhi Mooge “ iyada oo manta Ramadaan Kow tahayna bilow Baraka le ayay noo tahay deeqdan mugga leh ee shirkadaha Dahabshiil ugu deeqeen waddada Allaybaday-Arabsiyo”.

Muuse Yuusuf Cadduur ayaa dhinaciisa ballan qaaday inay ka guddi ahaan iyo ka deegaan ahaanba meel muuqata gelin doonaan deeqda shirkaddu soo gaadhsiisay, ummadduna midhaheeda si siman uga faa’iidaysan doonto.

Muhumad Aw Cabdi, Guddoomiyihii hore ee hay’adda Shaqaalaha, ayaa isaguna tilmaamay in ay bog dahabi ugu qornaan doonaan shirkadaha Dahabshiil, isaga oo yidhi “in Dahabshiil nala maseeyey oo isku si noo qaabilay waddooyinka kale ee waddanka ka socda ee naga dhaadheer ama naga dhibta badan ayaa noo muujisay in shirkadda iyo madaxdeedu aanay waxba nagala hadhin ee noo sed buriyeen, taana mahadnaq iyo duco ayaannu beddelkeeda iddinku huraynaa si kal iyo laab ah”.

Madasha lagula kala wareegey deeqdan waxa goob joog ka ahaa dhinaca Dahabshiil Maareeyaha Guud, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Madaxa Shaqaalaha Axmed Faarax, Madaxa Xidhiidhka Dadaweynaha Xasan Xiis, Maxamed Jaamac Iriir (Xisaabaadka) iyo Xasan Cusmaan (Real Estate). Sidoo kale waxa Guddiga Dhismaha Waddada Allaybaday-Arabsiyo metelayey Guddoomiye-ku-xigeenka Guddiga, Chief Caaqil Maxamed Yuusuf Aadan, Mugumad Aw Cabdi, Ibrahim Cabdi Xuseen, Mooge Cali Yuusuf, Muuse Yuusf Cadduur iyo Axmed Cabdi Bakaal, Guddoomiyaha Bisha Cas ee Somaliland.

Posted; Somal Sports

Hargeisa, Somaliland

Share
673532