Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Tartankii Ciyaaraha Kubedda Koleyga Ee Xaaji GUJIS CUP Oo Lasoo Gebo-gabeeyey &Damaashaadka Kooxda Ku Guulaystay

Tartankii Xaji Gujisa Ramadan Cup oo loo qabtay kooxaha kubadda kolayga ee caasimadda Hargeysa bishii Ramadaan, ayaa si rasmi ah loo soo gabogabeeyey kadib markii ay ku guulaystay kooxda Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland.

 Tartan oo uu qabtay Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland oo kaashanaya dawladda hoose ee Hargeysa, kana qaybgaleen toddobada kooxood oo ka dhisan caasimadda oo ilaa 15-kii bishii Ramadaan ku ciyaarayey garoonka Tima-cadde, ayaa gunnaanadkiisii waxa isugu soo hadhay labada kooxood IFTIN ee Wasaaradda Waxbarashada iyo kooxda Macdanta iyo Tamarta.

 

Ciyaartii gabogabada tartanka oo la qabtay habeenimadii ciiddu soo galaysay, waxay guushu ku raacday kooxda Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo ku awood sheegatay 44 dhibcood, halka kooxda IFTIN ka keensatay 25 dhibcood.

Sidoo kale, tartan kale oo isla garoonka Timacade loogu qabtay kooxaha heerka saddexaad ee kubadda Kolayga bishii Ramadaan, kuna tartameen toddoba kooxood, waxa isna ku guulaysatay kooxda Jig-jiga yar oo la siiyey koobkii la dhigay.

Xaflad loo sameeyey bixinta abaalmarinaha tartankannadaasi oo isla habeenkaasi lagu qabtay garoonka Tima-cadde waxan ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Maxamed Xuseen Axmed, Xildhibaan Ismaaciil Cagoyare iyo Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Maxamuud Xasan Cabdillaahi iyo masuuliyiin ka socda wasaaraddaha labada kooxood ku kala ciyaarayeen magacyadooda.

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Maxamuud Xasan Cabdillaahi oo ka hadlay xafladdaasi ayaa ka warramay tartankan iyo heerarka uu soo maray, isagoo dhallinyarada ku dhiirigeliyey inay sii wadaan dadaalkooda kubadda kolayga. Waxa kale oo uu u mahadceliyey Maayarka caasimadda Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo sheegay inuu door muhiim ka qaatay hirgelinta tartankan, sidoo kalena waxa uu u mahadnaqay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo ka qaybqaadatay dadaalka qabashada tartankan.

Xildhibaan Ismaaciil Cagoyare oo isna halkaasi ka hadlay, ayaa ka sheekeeyey Alle u naxariistee Abwaan Xaaji Gujis oo loogu magacdaray oo uu sheegay inuu ahaa abwaan iyo fannaan kaalin wayn ka soo qaatay fanka, isla markaana uu ka mid ahaa bahda garoonka Tima-cadde ee Hargeysa.

Ugu dambayntii Agaasimaha Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed oo isagu koobabka labada tartan iyo abaalmarinnaha kale guddoonsiiyey ciyaartoyga labada kooxood ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta iyo Jig-jiga yar, waxaanna hadal uu halkaasi ka jeediyey uu qabashada iyo hirgelinta tartanka uga mahadceliyey Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Soltelco iyo Xidhiidhka Kubadda Kolayga. Waxa kale oo uu xusay inay wasaarad ahaan dadaal ugu jiraan sidii loo horumarin lahaa guud ahaan ciyaaraha kala duwan ee dalka.

Xigasho Hubala media

Share
673529