Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Isku dhac Dhalinyarada kubada ah oo hal Qof ku geeriyooday Xaafada Jigjiga yar+ciidamada booliska oo shidaal la,aan tali waayay in ay wax kaqabtaan Rabshadahaa

 Laba kooxood oo katirsan kooxaha kubada cagta ee xaafada ibraahim koodbuur gaar ahaan jigjiga yar ayaa caawa weraro hubysan o ay isku qaadeey waxa ku geeriyoday mid kamida labada kooxod

Marxuumka geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray (ASKARI) isagoo ahaa tababaraha labadan kooxood mid kamida oo lagu magacaabo city boys halka kooxda kala lagu macaabo united boys

labadan kooxood ayaa iyagu ka tirsan koxaha heer sedexaad ee kubada cagta

KHilaafka kooxahan ayaa lasheegay in uu kabilowday garon ay kuwada ciyari jireen mudana uu morankoodu soo jiitamayay dhawr jeerna la heshisiiyay

Wasaarada ciyaraaha iyo xukuumada siilaanyo ayaa iyagu gabi ahaanba iibiyay goroomadii danta guud taasi oo sobobtay indhalinyaradu isku dilaan meelaha banaan amaba seesaska dhexdooda

Ciidamada booliska ayaa caawa awoodi kari waayay in ay wax gurmada ka gaysan dhibaatooyinkaa ay sameeyeen dayartii dalka oo waayay meel ay ku ciyaaraan haba yaraatee.

Iyadoo ay ciidamada boolisku u dhaqaaqi wayeen shidaal la,aan ku habsatay dalkoo dhan .iyadoo noqonaysa fashilaad ku timid xukuumada iyo hogaanka ciidanka booliska

Dhacdadan ayaa noqonaysa mid ugub ku ah kooxaha kubada cagta ee xaafadaha kala duwan arinta ayaa aburidoonta khatar hor leh kuwaasi oo ay dhalinyaradu isku ugaadhsan doonaan , kuan kala aar goosanayaan

 

WIXII KASOO KORHA SHAQAADAN KALA SOCO WAJAALENEWS

EMAIL;This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Share
673521