Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Guddoomiyaha Olombikada Qaranka Oo Markii Ugu Horeeysay Somaliland Ka Hirgeliyey Akadimiga Ciyaaraha Ee Lagu Soo Saaro Ciyaaryahanada

Guddoomiyaha Olomikada Qaranka Somaliland Xasan Waraabe Cadde ayaa markii ugu horeeysay dalka ka hirgeliyey Akadimiga soo saarta Ciyaaryahanada, waxaanu sheegay inuu rabo inuu soo saaro Ciyaaryahano Magaca Somaliland sare u qaada.

 Guddoomiyaha Olomikada Qaranka Somaliland Xasan Waraabe Cadde ayaa Akadimagan ugu magaca daray Alle ha u naxariiste Ciyaaryahankii ruug cadaaga ahaa ee Dheereye, oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, waxaanu Guddoomiyuhu ayaa hadaalkiisi ku bilaabay "Anigoo ah Haldoor Hassan Waraabacadde Waxaan ku faraxsanahay  inaan dalkaku soo kordhiyay Garoonada gaarka loo leeyahayee loo yaqaano( artificial grass ) ama cawska macmalka ah  muhiimada ay ta koowaad waxa ay ahayd in aan ka bilaabo dalka Academy  Sportiska ah gaar ahaan kubada Cagtac iyo orodada waxa ay noqonaaysaa taariikhda markii u horeeysay ee dalka laga bilaabo habkan casriga ah ee Football And sports academy’.

Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi "Waan ku faraxsan ahay in aanu madaayda wax wanaagsan u soo kordhiyo gaar ahaan caruurta dada yar ee soo koraaysa sidaan balanqaaday maalintii aan garoonkii u horeeyay eec awska macmalka ah furaayay 8 May 2014. Waxaan balanqaadayaa waayaaragnimadaaydaan iskugu geeyndoono dhismaha academigasi cilmiyeeysan oo waafaqsan shuruucda iyo barbaarinta caruurta waxaayna hawshunoqonaaysaamaalmahaskuulkalaganasanayojimceiyokhamiista” .

Guddoomiyaha Olomikada Qaranka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi Waxa la ogaysiinayaa waalidiinta xiisaynaysa inay caruurtooda ku soo biirto Academy ga Football ka lagu tababarayo caruurta ka yar 13 jir waxa loo gubi shaaraynayaa in la bilaabay qabashadacodsiga diiwaangelinta caruurta oo bilaabmi doonta kowdabisha October – 1st October 2014.  Codsiga iyo wixiifaahfaahin dheeraad ahba waxa lagus oo hagaajinkaraa emailkaiyo telephone Tel: 063 4411048

Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Share
673527