Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Wasirka Ciyaaraha Oo Dhulkii Iyo Garoonkii Tiyaatarka Burco Ku Wareejiyey Xubno Qurba-Joog Ah, Hantidaas Qaranka Oo Muwaadiniin Reer S/Land Ah

(Agoontii Ilma X. Diriye Xirsi) In Kabadan 26 Sano Ay Gacantooda Ku Bad-Baadiyeen.
Wasirka Ciyaaraha Oo Dhulkii Iyo Garoonkii Tiyaatarka Burco Ku Wareejiyey Xubno Qurba-Joog Ah, Hantidaas Qaranka Oo Muwaadiniin Reer S/Land Ahi (Agoontii Ilma X. Diriye Xirsi) In Kabadan 26 Sano Ay Gacantooda Ku Bad-Baadiyeen.

 

 

WASIIRKA CIYAARAH JSL OO JEBIYEY DIGREETADII MADAXWEYNAHA EE AHAYD SO CELINTA HANTIDA QARANKA ( Garoonkii Kubada Kolayga Burco ee Qabyada ahaa oo Dawladii Hore Kugulaysatay inay Banayso oo Dadkii Deganaa ka rartay ayuu Cali Siciid Reygal dib Waraaqo ugu sameeyey Dad dhul boob ah) Lifaaq Waraqo Cadaynaya tariikhdi Tiyatarka.

 

Madaxweynaha JSL waxa aan halkan ugu soo gudbinaynaa  Arrin Dadweynaha Burco ay aad ula fajaceen oo filan waa ku noqotay, Arintaasi oo ah Garoonkii Kubada Kolayga ee Qabyada ahaa ee Burco oo Mudo badan ay Deganaayeen Dad Shacab iyo ganacsato ahi, Dedaal dheer iyo hawgal ay Xukuumadii Hore samaysay waxa lagu guulaystay in dadkii deganaa Garoonka iyo hareerihiisaba laga raro. Oo uu sidaas Garoonkii kaga badbaaday dhulboobkii dalka ka dhacay. Isla markaana Ay Xukuumadii Riyaale ay gacan ku hayntiisa uu sii ogolaatay sidii ay horeba ugu hayeen Agoontii ilma X. Diiriye Xirsi oo Aabohood Lahaa Qandaraaskii Dhismaha Tiyaatarka oo isagoo wada ay Xukuumadii Siyaad Barre Dhacday Hantidiisiina ay Gashay Dhismahaas Qabyoobay, ilaa iyo Wakhtigaasna uu gacnta ku hayey oo markii danbena Caruurtiisa kula sii dardaarmay in Hantidaas Ummada aanay Qaadan ee ay Xukuumada JSL ku Wareejiyaan Xaqoodii iyo wixii Xuquuq ah ee ay helaana Xukuumadaas ka qaataan sidaasna uu ku galo gacanta Dawlada  JSL.

 

 

 

Warbixin kooban

 

Garoonka Dhismihisa Waxa Qandaraas ku helay Allah ha u naxariistee Marxuum X. Diiriye Xirsi 1984kii sida ku cad Wareegtada Bixinta Qandaraska ee ka sobaxday Xafiska Madaxweynaha JDS ee sumadaysan Lam. JDS/XM/C/18-32/84 kuna Tarikhaysan 2/01/1984. Kuna Lifaaqanyihiin 1. Waqada Gudomiyaha Golaha Hormrinta G/togdheer (Abshir Salax Maxamed) Tix: XGTB.88.84 kuna Tarikhaysan 16/01/1984.    2. Warqada Codsiga ah ee Wasarada Shaq. Iyo Isportigu ay Wasarda Maliyada iyo Bangiga Dhexe Somaliya kaga Codsanayaan In Qandaraasle X. Diiriye loo sidaayo Xisabta Dhismaha G/kubada Kolayga Sumadeedunatahay WSHT/XW/VIII-2/31/87 kuna Tarikhaysan 15/6/1987.  Waxa kale oo ku lifaqan arjigan, Waraqihii Qandaraska, Nashqada dhismaha Garoonka iyo Waraqaha xisaabta qarshiyadka ee dhismaha.     

 

Waxa dhacay dagaalkii 1988 ee Burco lagaga qaxay islmarkaana Dhismihii Garoonka uu qabyobo, sidaasna uu gacanta ku sii hayey ilaa iyo maantana ay agoontii Ilma X. Diiriye ay hantidaas iyagu a xafidaan isla markana dhibaato badan u somareen aduun badanina kaga baxay ilaalinta Garoonka Wakhtiyo Badan oo Dhulboobku aad uga socday Burco.    

 

Hadaba Waxa dhacday in ilma Yuusf Cilmi ay sheegtaan in Abohood iyo X. Diiriye ay Qandaraaska Wada qateen, Wax Cadayn ah oo ay u haystaana aanay Jirin. Maantana uu Cali Siciid Raygal Waraaqo ugu sameeyey oo Ay dhisteen Dhamaan Dhulkii iyo Gudiihii Tiyaatarka oo ay ka Dhiseen in kabadan 50 Musqulood iyo dhawr iyo Toban Jiingadood oo ay ka Kireeyeen Maqqaxiyo, Kabadho Qaad, Rayiislayaal.

 

Markii aanu wasiirka uso dacwoonayna wuxuu nagu yidhi meesha horta isku dila oo buuq ha ka dhaco markaas ayaan wax ka qabanayaaye.        

 

bilaal abdirisaq <This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

Xigasho War: Hadhwanaag.com

 

Share
673533