Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • Cleveland Cavaliers' Zydrunas Ilgauskas honored with Lifetime Achievement Award at CLE Sports Awards CLEVELAND -- Former Cleveland Cavaliers center Zydrunas Ilgauskas was honored with the Lifetime Achievement Award at the 18th Greater Cleveland Sports Awards at the Renaissance Cleveland Hotel Downtown Wednesday. Selected in the first round of the 1996 NBA Draft, Ilgauskas[…]

    Read more...
  • Clippers hang on to beat Nuggets 109-104 for 6th win in row The Clippers' bench narrowed a 10-point deficit to one heading into the fourth quarter, and Los Angeles hung on for a 109-104 victory over the Denver Nuggets on Wednesday night. Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, Montrezl Harrell[…]

    Read more...
  • Elias Sports Bureau Thompson and Curry reign threes on the Bulls Klay Thompson made seven three-point field goals in a 38-point performance and Stephen Curry made six shots from beyond the arc while scoring 30 points in the Warriors' win[…]

    Read more...

Other sports news

  • Jordan Ayew and Wilfried Bony fire Swansea City to FA Cup fourth round The African stars ensured Carlos Carvalhal’s side progressed to the next round of the tournament after netting a goal each on Wednesday night

    Read more...
  • Morsy scores as Wigan Athletic stun Bournemouth in FA Cup replay The Egyptian inspired the Latics past the Cherries in their FA Cup third round game on Wednesday

    Read more...
  • 'Mkhitaryan will be fantastic for Arsenal' - Neville backs Man Utd exit The former Red Devils star claims that the Gunners could end up "better" for their January deals, with Pierre-Emerick Aubameyang another mooted target

    Read more...
  • What is VAR? The video assistant referee system's World Cup & Premier League future The use of video technology has been a major talking point and promises to remain so over the coming months ahead of the World Cup in Russia

    Read more...
  • Video: Neymar beats entire Dijon team for his hat-trick goal Neymar sealed his hat-trick for PSG with a stunning piece of individual skill, running from his own half and taking on the entire Dijon team

    Read more...

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Shaaciyey Wakhtiga Ay Qaban Doonaan Tartanka Kooxaha Heerka Labaad Iyo Saddexad

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Kheyre Cawaale (Gacal), ayaa si rasmiya u sheegay in Tartanka Kubada Cagta ee is reebreebka heerka labaad iyo heerka saddexaad uu bilaami doono Todobaadka Dambe,

waxaanu xusay in wax ka dhimani aanu jirin, oo hawlaha intoodii badnayd ay dhameeyaan, waxaanu Sodonkaas kooxood ee uu Tartanku dhexmari doono ugu baaqay inay diyaar u noqdaan Tartanka, oo ay isa sii diyaariyaan.

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Kheyre Cawaale (Gacal), ayaa sidoo kale waxa uu u mahadnaqay Madaxda Wasaarardda Ciyaaraha iyo Dalada Dhalinyarada ee Sonyo, oo uu uga mahadnaqay sida ay uga qeyb qaateen Tartankan, waxaanu caddeeyey in Caasimadda oo qudhu ay yeelan doonto kooxaha heerka kowaad, heerka labaad iyo heerka saddexaad, Gobolada iyo Degmooyinka dalkuna ay yeelan doonaan kooxo, waxaanu yidhi isaga oo arimahaas ka hadlaya "Xidhiidhka Kubada Cagtu uu diyaariyey dhaqaale ahaan iyo farsamo ahaanba, qabsoomida Tartanka sodonka kooxood, waxa naga yar dhiman oo qudha wax yar oo sidaas u badnayn oo ah sidii Garoomada, oo dib loo hagaajiyo, sida ugu dhakhsaha badan ayaana u hagaajin doonaa, sodonka kooxoodna waxa aan u sheegaya inay diyaar noqdaan, Tartankana waxa aanu doonaynaa oo aanu qorshaynaynaa in Toban kooxood ay noqdaan kooxaha heerka labaad, Tobana ay noqdaan kooxaha  heerka saddexaad, kooxihii heerka kowaadna wey dhisan yihiin, markaas waxa aanu doonaynaa in kooxaha Caasimadda oo qudha ay ka jiraan kooxaha Saddexda heer kala leh, halka Gobolada iyo Degmooyinka kalena ay ka yeelan doonaan kooxo iska caadiya, oo waxa aanu doonaynaa in aanu dhisno guud ahaan Ciyaaraha Kubada Cagta Somaliland,      

Xaqiiqdiina Tartankan qabsoomidiisa waxa aan aad uga mahad celiya Wasiirka Ciyaaraha Muddane Cali SIiciid Raygal, Agaasimaha Ciyaaraha Muddane Maxamed Xuseen Axmed Dhabeeye iyo Agaasimaha waaxda Ciyaaraha  Muddane Maxamed Nuux Jibriil, waxa kale oo aan u mahadnaqaya  dalada Sonyo oo iyana qabsoomida Tartankan qeyb ka ah, waxa kale oo aan aad iyana uga mahadnaqaya Madaxda Shanta Degmo oo runtii si mug leh oo daacadnimo iyo ixtiraam leh noola shaqayey, ”.

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Kheyre Cawaale (Gacal), oo hadalkiisa sii wada ayaa yidhi "Marka aanu dhisno kooxaha heerka labaad, iyo heerka saddexaad, waxa aanu hawshoodii geli doonaa in aanu dihsno, oo aanu qiimayno Garsoorayaashii heerka kowaad, heerka labaad iyo heerka Saddexaadba, iyo sidoo kale Tababarayashii Heerka kowaad, heerka labaad iyo Heerka Saddexaadba, oo in CIyaaraha Kubada Cagta Somaliland horumar gaadho oo aad loo jeclaado ayaanu doonaynaa”

 

Share
673525