Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Ee Magaalada Boorama Oo Soo Afmeeray Tartan Ciyaareedkii Sannadkan 2014. -

Waxaa maanta la soo afmeeray tartan ciyaaradkeeda  sannad dugsiyeedka 2014-215 Dugsiyada Hoose/Dhexe Iyo Sare ee cumar Binu khadaab waxaana ciyaartii finalka iskaga horyimid fasalada form One C Iyo Form Two oo soo maray wareegyo kala duwan

 

Bilowgii ciyaartan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha boodhka dugsiyadan ahna maamulaha dugsiga sare ee Cumara Binu Khadaab garyaqaan C/wahaab C/laahi Aadam”Boos” iyo qaar ka mid ah macallimiinta  u qaabilsan ciyaaraha dugsiyadan oo kala ahaa,Faysal Daa’uud iyo Mukhtaar Xasan C/laahi waxa ayna ka warbixiyeen heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray tartan ciyaareedka dugsiyadan sannadwalba laga qabto.

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4

Mas’uuliyiintan ayaa sidoo kale sheegay in sannadwalba alla mahadii si habsami ah oo nabadgalyo ah ku bilowdaan ciyaarahani kuna dhamaadaan kuwaas oo ay sheegeen in ay isku /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin;} jiraan ciyaaraha kubadda cagta iyo ciyaaraha fudud ayna ka qayb qaataan dhamaan badanka ardayda dugsiyadan wax ka barata ee iskugu jira gabdho iyo wiilal

 

 

Gabogabadii ciyaarahan ayaa waxa ay guushu ku raacday koobkii sannadkan ee kubadda cagtana hantay fasalka Form I C kuwaas oo dhigoodii Form II A Kaga badiyay gool ku laad nasiib ah waxaa sidoo kale la kala badiyay ciyaarihii fududaa oo ay ka mid ahaayeen,beedkii,bootintii,orodkii,xadhig jiidistii iyo xadhig rogodkii gabdhaha.

Si kastaba ha ahaatee dugsigan ayaa waxa uu ka mid yahay dugsiyada inta badan dhiirigaliya hanaanka ciyaaraha kala duwan kuwaas oo sannadwalba ardayda wax ka barata dugsiyadan u qabta ciyaaro noocanoo kale ah kuwaas oo la odhan karo waa dugsiyada farakutiriska ah ee guud ahaan Gobolka Awdal iyo gaar ahaan magaalada Boorama ka qabta ciyaaro noocanoo kale ah.

Share
673581