Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Muwaadin Xasan Waraabe Cade oo Madaxweynaha Qaranka Somaliland ku maamuusay koob uu ugu magacdaray horumarinta Garoomada Casiriga ah.

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley Xubno qurba-joog ah oo uu hogaaminaayey mudane Xasan Waraabe cade ayaa madaxweynaha waxay ku maamuuseen una garteen inuu yahay madaxweyne jecel wanaaga iyo dhismaha dhalinyarada dalka,

waxaanay madaxweynaha uga mahadnaqeen sida uu cashuurta uga dhaafay agabka garoomada casriga ah loogu horumarinaayo, isaga oo Xasan waraabe cadena ahaa qofkii ugu horeeyey ee dalka ka hirgeliya garoon casriya fikirkaasi oo u sii gudbay gobolada dalka oo dhan oo uu xasan waraabe cade badankooda gacan muhiima ka geystay sidoo looga hirgelin lahaa. Madaxweynaha oo isna uga mahadnaqay muwaadinkan sida uu u dhirigeliyey da'ayarta dalka ayaa sheegay inuu u qushuucay ka dib markii uu indhihiisa ku soo daawaday qaarka mida garoomada casriga ah ee lagu ciyaaro habeenkii ka dib markii uu habeenimadii Sabtida madaxweynuhu kormeer ku soo maray goobo dhawr ah.

Sida ka muuqata Sawirada waxa madaxweynuhu gudoomayaa koobka horumarinta garoomada casriga ah oo uu ku lamaan yahay rooga casriga ah ee ama dooga casriga ah,

 Waxaana madaxweynaha ku wehelinaayey kulankaasi Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane Cali Axmed Cali, Afhayeenka Madaxweynaha, Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, La taliyaha Arrimaha Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ahba, Mudane Cabdifataax Siciid Axmed.

Halka ay dhinaca Qurba-joogtana ka socdeen Mudane Xasan Waraabe Cade, Cabdirisaaq Maxamuud Saleebaan (Mingiste) Guuleed  Cabdi Maxamed Gudoomiyaha,

 

Share
673590