Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Wasiirka Ciyaaruhu xaq ma u leeyahay inuu Muddo kordhin u sameeyo Xidhiidhada?

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland, Cali Siciid Raygal, oo hore u kala diray xidhiidhadii Ciyaaraha ee dalka, sida Xidhiidhka Kubada Cagta, Xidhiidhka Kubada Koleyga (Gacanta), iyo Xidhiidhka Ciyaraha fudud (Orodka)

, wakhtigaas uu kala dirayna sheegay in aanay u baahnayn inay sii jiraan Xidhiidhada Ciyaaraha iyo Olombikada ee Kooxuhu soo doorteen,  isla markaasna tilmaamay in hawlaha ciyaaraha ay ku filan yihiin xidhiidh la’aan ay Ciyaaraha dalka qaban karaan, oo aanay jirin baahi loo qabaa, isaga oo sabab uga dhigay in aanay is bixin karin oo Mushaharka ay ka qaataan Wasaaradda Ciyaaraha.

 Wasiirka Ciyaaraha ayaa muddo kadib waxa uu isagu magaacabay Olombikada Qaranka iyo Xidhiidhada Ciyaaraha oo uu sheegay inay yihiin ku meel gaadh, oo muddo sannad ah ay xilka sii hayn doonaan, Sannad kadibna kooxuhu ay dooran doonaan Kooxaha Kubada Cagta ee Gobolada dalka.

Muddo xileedkii Xidhiidhada iyo Olombikada Qaranka oo Sannadkii loo doortay inay ku meel gaadhka uu dhammaaday, ayaa waxa xusid muddan in haddana Wasiirka Ciyaaruhu uu mar kale uu dib u doortay, isaga oo tilmaamay inay horumar ka sameeyeen xilkii loo doortay, isla markaana tartamo kala duwan ay qabteen.

 

Haddaba marka aynu ugu horeyn soo qaadano Xidhiidhka Ciyaaraha fudud (Orodka), ayaa dhawr tartan oo dhinaca Orodka ah ka qabtay dalka, halka xidhiidhka Kubada Cagta uu tartan u qabtay kooxaha heerka  kowaad ee Caasimadda, isla markaana Magaalada Hargeysa ka hirgaliyey kooxaha heerka labaad iyo heerka saddexaad, halka xidhiidhka Kubada Koleyga uu isna tartano hirgaliyey, balse goorma ayaa kooxuhu ay dooran doonaan xidhiidhada?

Share
673586