Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Waxaa xoriyadoodii dib loogu soo celiyay Tababare Mohamed Dahir Cajab , Mustafe Diyaro Iyo Ahmed Juujuule ka dib 4 casho oo aay xidhnaayeen

Waxaay ahaayd maalintii sabtidii 21 bisha Mars markii xabsiga loo taxaabay ka dib markii looga shakiyay in aay cayaartooy u dirayaan muqdisho.   Hadaba xadhigaa kadib waxaa aad loo baadhay eedaayntaas oo markii horeba si aan laga fiirsan loogu degdegay waxaana dhibaatadu ka bilaabantay

Magaalada Boorame gaar ahaan Iskuduwaha wasaaradda cayaaraha ee Gobolka Awdal oo maqlay kaftan dhalinyar oo ahaayd in oradyahan reer Borame Ah loo wado Xamar si uu uga qaaybgalo cayaaro halkaas ka dhacaya.

Iskuduwuhu waxa uu la xariiray Badhasaabka Gobolka isagoo isna isku soo dhaafiyay warkii dhanka hargeisa nasiib daro waxba lagama fiirsan waxaa la isyidhi waaba run arinku.     Waxaa xaqiiqdii jirtay Macalin cajab oo ah macalin taariikh wanaagsan ku leh cayaaraha orodada tababarena ka ah Somalia in uu si joogta ah u yimaado dalkiisa Somaliland waxaana marwalba soo dhaweeya oo asxaab dheer ay yihiin qaar ka mida bahda Sportiska Sida Macalin Juujuule,Mustafe Diyaro Iyo Xassan waraabacadde oo aay saaxiibo dhaw aay yihiin macalinku marna may dhicin in wax ka baxsan akhlaaqda sportiska la yimaado Somaliland sidaa daraadeed ayuu Gudoomiye Xassan Waraabacadde xil dheeraad ah iskaga saaray soo deeynta macalinka iyo asxaabta la xidhnaaydba waxaana cadaatay in aan wax dambi ah aanay haba yaraatee gacmaha kula jirin macalimiintaas sportiga kaliya ku hawlanaa waxaana xoriyadoodii loo soo celiyay shalay galab ,

Mar wax laga weeydii arigtidooda waxay sheegeen in si fiican loola dhaqmay mahad gaarana aay u celinayaan taliyaha CID Mudane Dahit oo ah muwaadin shaqadiisa ka adag iyo dhamaan shaqaalaha ,ciidanka waxaayna aad ugu mahadcelinayeen Gudoomiyaha Olymbiga Mudane Xassan Waraabacadde oo kaalin Mug leh ka qaatay sii daayntoodaba.

Share
673577